Somaliland: “Waxaan Ku Talinayaa In Distoorka La Furo, Si Fursad Loo Siiyo Dadka Aan...

0
Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye oo ah siyaasi madax bannaan oo ku hanweyn inuu mustaqbalka madaxweyne ka noqdo Somaliland, ayaa ku baaqay in baahi loo...

“Somaliland Waxa Lagu Tilmaamay Meelaha Faro Ku Tiriska Ah Ee Iskood Wax...

0
Waxa Ka Hirgalay Nabad-gelyo, Dimuqraadiyad Iyo Maamul Wanaag Aanay Beesha Caalamku Kaalin Ku Lahayn” Telefishanka Al-jazeera, ayaa shalay baahiyay warbixin xiiso leh oo ay ka...

Wasiirka Arimaha Dibada oo Dhalinyarada Berbera uga Xog-Waramay maal gashiga Dekeda

0
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Dhalinyarada Gobolka SAAXIL Ka Shaafiyey Tuhunno Ka Dhex Guuxayay  + Dood Cilmiyeed Ka Jawaabtay Soddomeeyo Su’aallood Oo Isku Qaddiyad...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Debadda Kenya.

0
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahana Murashaxa Jagada Madaxweynaha Xisbigaas, Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiirka arrimaha debada Somaliland iyo Safiirka Kenya u fadhiya Somaliland,...

Somaliland: Shirwaynaha Afraad Ee Qaraneeda Somaliland Oo Hargeysa Ka Qabsoomaya

0
Guddida qaban-qaabada Shirweynaha 4aad ee Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA oo mudeeyey xiliga la qabanayo Shirkaasi, kadib markii ay shir isugu yimaadeen, isla markaana...

Somaliland: Wasiirka Waxbarashada Oo Hab Sharci Darro Ah Ardayda Dugsiyada Waxbarasho Iyo Jaamacadaha Dalka...

0
Sharci Ahaan Muwaadinta Reer Somaliland Miyaa Lagu Khasbi Karaa Qaadashada Kaadhka Codaynta Iyo Doorasho Toona? Wasiirka waxbarashada Somaliland mudane Cabdilaahi Ibraahin Habbane “Cabdilaahi Dheere” ayaa...

Guddoomiyaha Wakiiladda Oo Ka Qeyb-galaya Dood Baarlamaanka Sweden Kaga Doodayo Qaddiyada Somaliland

0
Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa socdaal shaqo ku jooga dalka Sweden...

Madaxweyne Silaanyo oo Isugu yeedhay Asxaabta Qaranka iyo Shir gudoonka Golaha Wakiilada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, Isagoo ka duulaya in goorwalba, talo qaran lagu waajaho habsami u socodka doorashada xor iyo xalaala oo...

SEATTLE: Qurbo-jooga Somaliland Ee Maraykanka Oo Cuddudooda Ku Mideeyay Xisbiga WADDANI. +SAWIRRO &Muqaal.

0
Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Magaaladda Seattle ee Maraykanka iyo taageereyaasha WADDANI, ayaa soo dhaweyntii ugu balaadhnayd oo aan hore loogu samayn Hoggaamiyeyaasha xisbiyadda...

Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Cadaaladda Oo La Filayo In Lagu Badalo Xagla Toosiye

0
Madaxwaha soomaaliland Mudane Axmed Maxamed Siiraanyo ayaa kulan gaara la qaatay  wasiirkii hore  Cadaalada ee Xukumadii Daahir Riyaale Kaahir  oo la yidhaahdo Axmed Xasan...