Somaliland: Istiqaallad Nitaaqo Ku Noqotay Safarka Guddoomiye Cirro Ee USA Oo Xubin Miisaan Ku...

0
Gudaha Ka Akhri: War-saxaafadeed ay Guddoomiyihii xisbiga WADDANI ee Washington dc iyo nawaaxigeedu ku faahfaahisay is-casilaadeeda Waxa wali sii socda dildilaaca sida joogtada ah ugu...

“Madax-dhaqameednimadu Maaha Wax Suuqa Laga Soo Iibsado Iyo Cumaamad Xamar Taalla” Suldaanka Guud Ee...

0
Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay niman Muqdisho jooga oo sheegtay in ay ka mid yihiin...

Somaliland: Xuska 25 Guurada Madax-bannaanida Somaliland Oo Lagu Marti-qaadayo Wufuud Kala Ka Socota Soomaaliya,...

0
“Car sheega Hees keliya oo Soomaaliya Kaga Hadlayso Soomaali-weyn, ama u Tirineyso Kililka Shanaad ama Jabuuti, Heesihii Kacaanka ayuun bay haystaan..” Faysal Cali Waraabe Xuska...

War Degdeg ah: Laascaanood oo 2 Qof lagu Dilay, Xukuumadda oo 24 Caaqil Xabsiga...

0
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in magaaladaa laascaanood bandow lagu soo rogay maanta kadib markii laba qof lagu dilay duleedka magaaladaas. Waxaana sidoo...

Somaliland: Masar Ayaa Qaadi Doonta Masuuliyadda Hubaynta Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa dawladda Masar eedeeyay in aanay u gudin Somaliland abaalkii ay u gashay markii uu ku socday...

“Shirka Garxajis Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Saaxadda Siyaasadda Ee Somaliland Inta Qiyaasi Kartaa...

0
Siyaasigga Cali-Gurray,ayaa ka hadlay saamaynta uu yeellan-doono shirka Beelaha GARXAJIS dhawaan la filayo inuu Guddaha Somaliland uga qabsoomo. Muj.Cali-Gurray,ayaa sheegay inuu shirkaasi noqon doono mid...

Xubno Iskugu Jira Wasiiro,Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland, Maamulka Dawlada Hoose Caasimada Hargeysa Iyo Laamaha...

0
Xubno iskugu jira wasiiro,saraakiisha ciidanka booliska Somaliland,maamulka dawlada hoose caasimada hargeysa  iyo laamaha kala duwan ee amniga ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin...

Danjire Cawil Oo Ka Sheekeeyay Dhacdo Isaga Iyo Muuse Biixi Ay Xaalad Adag Dalka...

0
Danjire Xuseen Cali Ducaalle oo ahaa Wasiirkii Maaliyadda ee Xukuumaddii UDUB  ee  Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin,ayaa ka hadlay dhacdo kulmisay  oo ay iskugu yimaadeen Guddoomiyaha xisbi KULMIYE  Muuse...

Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Madaxwayne Siilaanyo Munaasibadii Loo Qabtey Dayactirka Lagu Samaynayo Wadada...

0
Madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta khudbad ka jeediyay munaasibad loo qabtay dayactir lagu samaynayo wadada isku xidha xamaas iyo hargeysa.

Mr. Muzaffer Yuksel “Somaliland Ha Kala Doorato Turkiga Iyo Dugsiga Argagaxisada Taageera”

0
Qunsulka Wadanka Turkiga u fadhiya Somalilaand Mr. Muzzafer Yuksel, ayaa shaaca ka qaaday inay ogolaadeen xafiis siyaasadeed oo Somaliland ka furato caasimada Turkiga ee...