video

Cabdiqaadir Jirde Oo Si Odaytinimo Leh Uga Hadlay Madaxtooyada

Guddoomiyaha ku meel gaadhka Ah Ee Xisbiga WADDANI Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde ayaa si wayeel nimo Ah Uga Hadlay Xarunta Madaxtooyada .  
video

Somaliland oo Shaacisay Tirada Qaxootiga Ajaanibka ah ee Dalkeeda Ku Sugan Iyo Dalalka Ay...

Gudoomiyaha Haya’dda Barakacayaasha Somaliland ayaa waxaa uu maanta xaqiijiyey in Somaliland ay ku sugan yahiin dad qaxoonti ah oo ay tiradoodu gaadheyso 20 Kun...

Xukuumaddu Waa Inay Dib-U-Hawgeliso Guddiga Ka-Soo-Kabashada Abaaraha oo Dhaqaale Gacanta Ku Hayey

Qalinkii: Maxamuud Cali Walaaleeye.   Hargeysa- Guddiga Ka Soo Kabashada Abaaraha oo la dhisay badhtamahii sannadkii dhamaaday ayaa loo xilsaaray inay isku-dubaridaan qaababkii loo taakulayn lahaa...

“Madaxweynaha Ayaanu Kala Xisaabtamaynaa Wixii Golihiisa Wasiirrada Ka Gaabis Noqdo…..

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Markii U Horreysay ka hadlay Waxyaabaha laga doonayo Madaxweynaha Cusub Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay inay...
video

Daawo: Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ganafka Ku Dhuftay Inuu Warbaahinta Uga Warbixiyo Kulan Uu...

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ganafka Ku Dhuftay Inuu Warbaahinta Uga Warbixiyo Kulan Uu La Yeeshay Masuuliyiin Chinna Ka Socda Iyo Dayaca Ka Muuqda Cisbitaalka...
video

Maayir Cidin ” Ma Ogin Dhul la Wareejinayo Laakiin Dawladu iyadaa Awoodaasi Leh”

Maayir Cidin ” Ma Ogin Dhul la Wareejinayo Laakiin Dawladu iyadaa Awoodaasi Leh” Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Cidin ayaa sheegay inaanu waxba kala socon...

Muwaadinkii U Horeeyay Ee Hindisay Warshad Soo Saarta Tamaashiirta Goobaha Waxbarashada

Mr. Cali Xasan Faarax waa mid ka mid ah shakhsiyaadka Somaliland ee aqoonta durugsan u leh qaababka ay u shaqeeyaan hannaanka bangiyadu, isagoo muddo...

Kulan Madaxwaynuhu La Yeelan Lahaa Qoor-weynta Beesha Saaxil Oo Fashilmay,Xaalada Berbera Iyo Baxara-saafka ...

Xukumadda Somaliland ayaa ciidamadii ugu badnaa ee magaalo rayid dagan yahay la geeyo ku daabushay magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil. Ciidamadan oo u badan...

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Lagu Dhawaaqey Iyo Masuulyiinta Lagu Dooran Doono

Waxaa hada  si rasmi ah loogu dhawaaqey shir weynaha   golaha dhexe ee xisbiga Waddani kaas oo lagu dooran doono musharaxa madaxweyne ee xisbigaas iyo...

Wararka Ugu Akhriska Badan

Wararkii u Dambeeyey

Siyaasi Daamur Oo Xukuumadda U Diray Baaq Ka Dhan Ah Dawladda Somaliya

Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed (Daamur), oo ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay qorshe cad...

Nin Ka Mid Ah Dadka Hargeysa Loogu Karantiimeeyay Ka Hor-tagga Coronavirus Oo Bixiyey Xog...

Xirsi Ducaale Cabdiqaadir oo ka mid ah Qurbe-joogga Somaliland ee ka soo laabtay Dalka UK isla-markaana ka mid ah Dad gaadhaya illaa 65 oo...
Guddoomiyaha KULMIYE oo Ku Baaqay In Maalin Lacagta Qaadka Loogu Deeqo Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen

Shacabka Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In La Joojiyo Diyaaradda Ethiopia Iyo Jaadka

Shacabka Somaliland ayaa dareen isku mid ah oo walaac ah ka qaba duulimaadka diyaaradda Ethiopia ay maalintii laba jeer ku timaado magaalada Hargeysa, iyadoo...

Tirada Maxaabiis La Sheegay In Madaxweynaha Somaliland Uu Siidaynayo

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu warqad ku saabsan cafiska 800 oo maxbuus u gudbiyey Hay’addaha Garsoorka, sida Xeer-ilaalinta, Wasaaradda Cadaaladda...