Latest Somaliland News

Warancadde & Sul Xiiray Oo Bilaabay Olole Siyaasadeed

Siyaasi Cali Warancadde oo tan iyo markii uu Madaxweyne Biixi xilka qabtay ku jiray buulka siyaasadda, ayaa hadda u muuqda inuu hanqalka la soo...

Laascaanood: Hablo loo Carbinaayo Shaqo Qaran

Guddoomiyaha barnaamijka shaqo qaran oo socdaal shaqo ku jooga gobolka Sool ayaa maanta magaalada Laascaanood ka bilaabay sidii hablaha gobolkaas uga qab’galaaya dufcadda saddexaad...

Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyay Mas’uuliyiin Kala Duwan Oo Golahaasi La Hor Keenay

Fadhigii Maanta ee golaha wakiillada Somaliland oo uu shir guddoominaayay guddoomiyaha golahaasi mudane Baashe Maxamed Faarax, iyada oo fadhigaasi ay soo xaadireen 43 mudane...

Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Maroodi-jeex oo Shaqada laga Joojiyey

Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Axmed Xasan Nuur (Axmed Taajir) ayaa shaqada ka Joojiyey guddoomiyaha Waxbarashada ee gobolka Maroodi-jeex. Warqad kasoo baxday Xafiiska...

Xisbiyada Qaranku Doorasho ma geli Karan muddada ay liisanka Haystaan wax ka danbeeya

Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, Marka uu dhamaado wakhtiga ay Liisanka Xisbinimo haystaan, looma kordin doono, ma geli doonaan doorashooyinka madaxtooyada,...

Dr. Gaboose in ka badan 40 sano ayaa uu ahaa dhakhtarka ugu fiican Soomaalida

Dr. Gaboose in ka badan 40 sano ayaa uu ahaa dhakhtarka ugu fiican Soomaalida ee dhinaca neerfaha, isla muddadaasna siyaasadda ayuu ku jiray oo...

Ex Wasiir Shucayb Oo Cunto Joojin Sameeyay

Shucayb Maxamed Muuse maayarkii hore ee Gabiley wasiirna ka soo noqday xukuumaddii Siilaanyo oo muddo ku xidhan Hargeysa ayaa cuntada joojiyay sida uu sheegay...

Diblumaasi Caalami Ah Oo Ka Faallooday Safiirka Imaaraadku U Soo Magacaabay Somaliland &...

Samuel Ramani oo ah Diblumaasi Falanqeeya Siyaasadda iyo xidhiidhka caalamiga ah isla-markaana Shahaadada Sare ee PhD ka wada Jaamacadda Oxford, ayaa falan-qayn ku sameeyay ...
Somaliland: Golaha Wakiillada Oo Gows Adaygaya Bixinta Qaadhaankii Ay Sheegeen Inay Mushaharkooda Uga Goynayaan Abaaraha.

Wakiillada Oo Saaka Xeer Xasaasiya La Hor Keenayo

Golaha Wakiillada Oo Saaka La Soo Hor dhigayo Wax ka Bedelka Iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Ururrada Iyo Asxaabta Siyaasadda Iyo Qoddob Xasaasi Oo Lagu...

Joe Biden Oo Kordhiyay Cunoqabataynta Somalia

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay dikreeto uu muddo sannad ah ku kordhiyay cunaqabateynta dhaqaale ee Maryakanku ku soo rogay Somalia. Cunaqateyntan oo loo...
video

Xukumadda Oo Jabisay Heshiis Dhawaan La Saxeexay

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inuu Komiishanka doorashooyinka u gudbinayo Dacwad ka dhan ah Musharraxiin uu sheegay in Hantida Dawladda loogu ololaynayo. Guddoomiyaha...

Gabaygii reer Cudra: W/Q Ibraahin-hawd

Gabaygii reer Cudra (19.1.2021) W/Q Ibraahin-hawd Soo bixiddii Islaamka in yar ka hor ilaa dhammaadkii qarnigii boqortooyada reer Banii Umaya, Jasiiradda Carabta waxaa ka caanbaxay nooc gabay...

Khilaaf Ka taaggan Dhaqaale Komishanka Doorashooyinku Ugu Talo Galay Qaybo Warbaahinta

Warar iyo Xoggo kale duwan oo aanu hellayno ayaa sheegay in kooxda ku maxaafsata Magaca War-baahinta onlinka ah ay diyaariyay qorshe ay ku dhacaayaan...

Gorfayn buugga ”Taariikhda Soomaalida – Xogogaalnimo u badan”

Waxa Qoray Ibraahin-hawd Gorfayn buugga ”Taariikhda Soomaalida – Xogogaalnimo u badan” Jaamac Maxamed Qaalib HudHud books 2019 Gorfeynta buugaagta iyo guud ahaan arrimaha dhaqanku waa xilka saxaafadda, ujeeddooyinka...

Booliska Oo Xidhay Ex wasiir Shucayb

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Hargeysa ku xidhay Shucayb Maxamed Muuse, oo ahaa Musharax u tartamaya golaha Wakiillada Somaliland sida uu ii xaqiijiyay Yuusuf Kayse...

Xamse khayre Waan Ka tanaasulay Tartanka..

#Go'aan : Ka Tanaasul tartankii doorashadda murasha Golaha Wakiilada MJ. Galabta oo ay taariikhdu tahay 25.03.2021 waxaan si rasmi ah oo kama dambays ah uga...

Connect With Codka Somaliland

63,720FansLike
2,980FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Opinion

Gabaygii reer Cudra: W/Q Ibraahin-hawd

Gabaygii reer Cudra (19.1.2021) W/Q Ibraahin-hawd Soo bixiddii Islaamka in yar ka hor ilaa dhammaadkii qarnigii boqortooyada reer Banii Umaya, Jasiiradda Carabta waxaa ka caanbaxay nooc gabay...

Gorfayn buugga ”Taariikhda Soomaalida – Xogogaalnimo u badan”

Waxa Qoray Ibraahin-hawd Gorfayn buugga ”Taariikhda Soomaalida – Xogogaalnimo u badan” Jaamac Maxamed Qaalib HudHud books 2019 Gorfeynta buugaagta iyo guud ahaan arrimaha dhaqanku waa xilka saxaafadda, ujeeddooyinka...

Xaalada Burco ee Covid19 waxay maraysaa halkii ugu xumayd

Xaalada Burco ee Covid19 waxay maraysaa halkii ugu xumayd ee abid uu gaadho. Waxa isasoo taraya dadka udhimanaya Xanuunkan, Todobaadkii udanbeeyay waxa caado noqotay In aan...

Maxay Kaga Duwanayd Kuwii Hore Khudbadii Maxaweyne Biixi

Maxay Kagas Duwanayd Kuwii Hore Khudbadii Maxaweyne Biixi 8 bisha ayuu madaxweynuhu hortagay labada Golle. Guurtida, iyo Wakiilada, isaga halkaa ka jeediyay Khudbad sanadeedkii dastuuriga...

Arrimaha Caafimaadka: Hepatitis B (Joonis Cad)

Arrimaha Caafimaadka: Hepatitis B (Joonis Cad) Waa mar kale iyo qormooyinkii caafimaad ee taxanaha ahaa oo aynu maanta ku faaqidayno cudurka Hepatitis B. Cudurka hepatitis B...

Afartan-guuradii Qoraalka Farsoomaalida:

Afartan-guuradii Qoraalka Farsoomaalida: Casuumaddii Madaxweynaha, Muuqaalkii Magaalada, Kala-maankii Ergada, Heestii Maalmahaas iyo Midh La Igu Aqoonsan Jiray. Qormada 3aad: Xasuus iyo Maangodol kala geddisan +...

Booqashooyinkii Madaxweynayaashii Somaliland Soo Maray

Inta aan xusuusan ahay, Cabdiraxmaan-Tuur wax uu booqasho rasmi ah ku tagay Ingiriiska oo si weyn loo ga soo dhoweeyay, sidoo kale dalka Imaaraadka...

HAB-RAACA MUSHARRIXIINTA.

HAB-RAACA MUSHARRIXIINTA. Waxaa muuqata sababta Mudanayaasha Golayaasha Deegaanka ee Degmooyinka ay u badan yihiin dad aan ku habnoonayn, xi-kas ahayn ama aan karti maamul lahayni...

Mustaqbalka Siyaasadda Arrimaha Dibedda Somaliland: Shalay iyo Maanta UDUB IYO KULMIYE.

Mustaqbalka Siyaasadda Arrimaha Dibedda Somaliland: Shalay iyo Maanta UDUB IYO KULMIYE. Waxa qoray, Nuuradiin Diini Doorka siyaasadda ee Arrimaha Dibedda Somaliland, hoos u dhaca ku yimid...

Xirfadlihii Maroodi Jeex Garan Weyday, Ee Reer Oodweyne Maamuseen

Xirfadlihii Maroodi Jeex Garan Weyday, Ee Reer Oodweyne Maamuseen Tababaraha ruug cadaaga ah ee Koobka ku hoggaamiyey Xulka Kubadda Cagta ee Daad-madheedh Maxamed Diridhaba, ayaa...