video

Dahabshiil Oo Maalgalisay Tartanka 5km Oo Ay Ka Qayb Qaateen 50 dhallinyaro Oo 10...

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay tartanka Orodka oo 5Km ah kaas oo ay ka qayb qaateen 50 dhallinyaro ah. Dhallinyarada tartanka...

Shirkadda Dahabshiil Oo Mashiin Ogsajiinta Dhaliya ku Wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa wasaaradda caafimaadka Somaliland ku wareejisay mashiinka sameeya neefta (Ogsajiinta). Mashiinkan oo wata qalabkiisa oo dhammaystiran ayaa qayb ka ah ballanqaadyadii...

Raashinka Yaalla Bakhaarada Magaalada Burco Oo Badhitaan Lagu Wado

Isuduwaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland ee gobolka Togdheer oo warbaahinta dawladda la hadlay ayaa ka warbixiyay baadhitaano Badeecadaha ah oo ay ka bilaabeen gobolka...

Cambaareyn Xooggan Oo Ka Dhalatay Xadiis Ay Si Khaldan U Adeegsatay Fanaanada Caanka Ka...

Cambaareyn xooggan ayaa ka dhalatay kadib markii fanaanadda caanka ka ah Mareykanka iyo caalamka ee Rihanna ay Xadiis ka mid ah kuwa laga weriyey...

Golaha Guurtida Oo Saaka Ansixiyay Xeerk Doorashooyinka

Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka duuduub ku ansixiyay Xeerka guud ee doorashooyinka Qaranka iyo diwaan galinta Cod-bixiyayaasha. Fadhiga lagu ansixinyay waxaa ka soo Qayb galay...

Guddida Doorashooyinka Oo La Filayo Inay Dalka Ka Bilaabaan Diiwaangelintii Codbixiyayaasha

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo muddooyinkii ugu dambeeyey si weyn uga shaqaynayey hawlaha saldhiga u ah qabsoomida doorashooyinka isku sidkan ee Golayaasha Deegaanka Iyo...

Xukuumadda Oo Shirarka Siyaasadda Ka Mamnuucday Huteellada Burco Wakhti Loo Diyaar Garoobayo Shir Weynihii...

Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Diiriye Xayd ayaa soo saaray amar uu ku mamnuucayo in wax shirar ah oo siyaasad ku saabsan, oo aan isaga...

Xukuumadda Oo Ku Fashilantay Inay Ka Dhabayso Balan-Qaadkeedii Ahaa In War-Baahinta Dowladdu Si Siman...

Iyadoo ay Xukuumadda Somaliland gaar ahaana wasaaradda War-faafintu ay bishan September 19-keedii soo saartay war-murtiyeed, kaas oo lagu sheegay in war-baahinta Dowladu ay si...

Madhabaa In Siyaasi Maxamud Xaashi Ergo Dhex Dhexaadisa U Diray Madaxweynaha, Miyuuse Ka Tanaasulay...

Muranka dumaasha jagada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Mustaqbalka, iyo sidoo kale damaca Maxamuud Xaashi iyo waji dadabka Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa hadda xaraaraddiisu waxay...

Wararka Ugu Akhriska Badan

Wararkii u Dambeeyey

Waa Kuma Joe Biden Oo 50 Sanno U Xusul Duubna Madaxtinimada Maraykanka?

Joe Biden waa ninka tartanka adag la galay Donald Trump, wuxuu ahaan jiray madaxweyne ku-xigeenkii hore ee dowladdii Obama, siddeedii sano ee hoggaanka Mareykanka...

Madaxweyne Biixi Oo Joojiyay Baabuurta Vits-ta Iyo Madaxweynaha Tansania Oo Wasiirradiisa Amray In Ay...

Golaha wasiirada Somaliland ayaa go’aamiyay in la joojiyo gaadiidka Vitz loo yaqaan ee yaryar oo ay wasiiradu ku tilmaameen gaadiid aan manfac u lahayn...

Deni Oo Abiy Axmed Ka Diiday Dalab Farmaajo U Dan Ah

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdillaahi Daney ayaa la sheegay inuu ka diiday Raysalwasaaraha Itobiya inuu doorashada soo socota ee Soomaaliya taageero Madaxweynaha wakhtigan ee...

Mushrax Biden oo Ilaaladiisa La Xoojiyay

Taliska Ilaalada iyo sugidda ammaanka madaxweyneyaasha Maraykanka ayaa Murashaxa xisbiga Dimuqraaddiga Joe Biden u diray ilaalo dheeraad ah oo ammaankiisa sugta, kaddib markii saansaanta...