Madaxweyne Siilaanyo Oo Shucuubta Islaamka Ku Bogaadiyay Bilashada Ramadaan, Baaq Nabadeedna Diray

0
“Waxaan Ugu Baaqayaa In Deg-deg Loo Joojiyo Colaadda Sokeeye Oo Caqliga Wanaagsanna Taliyo” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horeysay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xarunta Madaxtooyadda Afur Ugu Sameeyay Culimadda Dalka

0
Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo), ayaa habeen hore afur iyo casho ugu sameeyay xarunta madaxtooyadda qaar ka mid ah culimadda dalka...