Maamulaha Dahabshiil Group oo taageeray dadaallada lagu yareynayo isbeddelka cimilada

0
Ganacsataddu waxay door muhiim ah ka ciyaari karaaan la dagaallanka isbeddelka cimilada adduunka, Maamulaha Dahabshiil Group Abdirashiid Duale oo ka hadlaya shirwaynaha COP 28...

Shirka ka Hortagga Cunno Yarida iyo Aafooyinka Sababaa oo laga Waraysatay Maamulaha Dahabshiil Group

0
Shirka 𝗸𝗮 𝗵𝗼𝗿𝘁𝗮𝗴𝗴𝗮 𝗰𝘂𝗻𝗻𝗼 𝘆𝗮𝗿𝗶𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗮𝗳𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗮oo ay kasoo qayb galeen in ka badan 20 waddan oo lagu qabtay #London ayaa BBC ka wareysatay 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗮𝗵𝗮...

“Dedaalka Iyo Tacabku Qayb Wayn Ayay Ka Qaataan Guusha Mar Walba” Abdirashiid Duale

0
Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashiid Ducaale oo lagu martiqaaday munaasibadda qalinjabinta Ardaydda Jaamacadda Abaarso Technology University ayaa arday ku dhiirigaliyay inay dadaal iyo tacab...

Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashiid Ducaale oo ardaydda Jaamacadda Camuud ka qalinjabisay dufcadii 22...

0
Maamulaha Shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashiid Duale ayaa ardayda ka qalin jebisay Jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ku bogaadiyey dadaalka iyo tacabka ay geliyeen tacliinta,...

Shirkadda Dahabshiil Group oo door weyn ka qaadatay furitaanka Jaamacadda Ibraahim Barre ee GarAdag

0
Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Abdi Farah Ahmed oo ka Hadlay Munaasibadda Furitaanka Jaamacadda Ibraahim Barre ayaa yidhi “Jaamacadda Ibraahim Barre wixii taageero ah ee ay...

Maamulaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Abdirashid Duale oo ka qayb galay munaasibadda dhagax-dhiga dib-u-dhiska suuqa...

0
Maareeyaha Shirkaddaha Dahabshiil Group mudane Cabdirashiid Maxamed Siciid Dahabshiil ayaa hadal uu ka jeediyay munaasibadda dhagax dhigga qaybta dawladda ee Suuqa Waaheen waxa uu...