Dahabshiil Bank Oo $4000 Ugu Deeqay Dugsiga Ardayda Arraga ka Naafadda Ah

0
Bangiga Dahabshil ee caalamiga ah ayaa u fidiyay deeq dhan afar kun oo doolar ($4000) xarunta dugsiga ardayda arraga ka naafadda ah ee Somaliland...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo Xadhiga ka jaray Safaarada Somaliland ee Imaaraadka Carabta

0
Madaxweynaha Qaranka oo Xadhiga ka Jaray Safaarada Somaliland ee Imaaraadka Carabta maanta, Safaaradaas oo qaranka u soo hoysay Guul taariikhi ah ayaa xafiiskeedii u...

“Waanu Ogol Nahay In Qaadka Miirooga La Keeno Somaliland” Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan.

0
Guddoomiyaha arrimaha bulshada ee golaha wakiilada Somaliland Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo in Kenya keento Somaliland qaadka miirooga ah  

Somaliland: Wasiir Waran-cade Oo Hay’adaha Amaanka Ku Amray Inay Heegan Culus Galaan Xuska18-May Awgeed

0
Wasiirka wasarada arimaha gudaha Somaliland mudane Cali Maxamed Waran –cade ayaa hay’adaha ka shaqeeya amaanka dalka ku amray inay heegan culus galaan u diyar...

Warfidiyeenka Caanka Ah Ee Hereri Oo Soo Bandhigay Buugga Feedh Qalloocan

0
Wariye Cabdisalaan Hereri oo ka mid ah Warfidiyeenka ugu caansan Soomaalida, isla markaana ka soo shaqeeyey Idaacadaha BBC-da iyo VOA-da iyo talefishannada Soomaalida ee...

Prof Axmed Ismaaciil Oo Lagu Soo Dhawayay Magaalada Hargeysa Oo Dib Ugu Soo Laabatay...

0
Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Dib Ugu Soo Laabtay Dalka Waxana Madaarka Ku soo Dhawayay Masuuliyiinta Sar Sare Xisbiga Kumiye

Somaliland: Madaxweyne SilaanyoOo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Masuulka Abaarso Tech Iyo Warbaahin Caalamiya Oo Ka...

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Mr Jonathan Starr oo ah aas-aasaha Iskuulka Abaarso Tech ee dhinaca galbeed ee...

“Markay Wada Hadleen Kadib Way Na Sii Daayeen, Laakiin Waxay Nagu Yidhaahdeen Hadda Ka...

0
Nin Suldaan ah iyo Gudoomiye beelleed oo ka mid ahaa guddi loo saaray qabanqaabada shir beelleed la qorsheeyay inuu ka qabsoomo deegaanka Baxarasaafka oo...

“Madax-dhaqameednimadu Maaha Wax Suuqa Laga Soo Iibsado Iyo Cumaamad Xamar Taalla” Suldaanka Guud Ee...

0
Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay niman Muqdisho jooga oo sheegtay in ay ka mid yihiin...

Ismaaciil Buuba Oo Ka Hadlay In Inqilaabka Fashilmay Ee Turkigu Saamayn Ku Yeelan Karo...

0
Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo kamida siyaasiyiinta dalka ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan saameynta uu ku yeelan karo inqilaabkii fashilmey ee dalka...