Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo Xadhiga ka jaray Safaarada Somaliland ee Imaaraadka Carabta

0
722

Madaxweynaha Qaranka oo Xadhiga ka Jaray Safaarada Somaliland ee Imaaraadka Carabta maanta, Safaaradaas oo qaranka u soo hoysay Guul taariikhi ah ayaa xafiiskeedii u horeeyey madaxweynuhu si rasmi ah u shaaciyey furitaankeeda