Muxuu Ergayga Midowga Yurub Kala Noqday Socdaalkii Uu Ku Yimid Hargeysa?

0
Ergayga Midowga Yurub danjire Nicolas Berlanga oo gadhwadeen ka ahaa heshiiskii ay wada saxeexdeen Madaxweyne Biixi iyo xisbiyada mucaaradku, ayaa dalka ka dhoofay, ka...

Siyaasi Somaliland Ka Soo Jeeda Oo Maayir Ka Noqday Degmo Ka Tirsan London

0
Maayirkii u horreeyey ee Afrikaan ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Somaliland ayaa Maayir ka noqday degmada I,,,,,,, oo ka tirsan London. Xaflad...

Dawladda Soomaaliya Oo Diiday La Hadalka Somaliland + Shir Maanta Ka Furmayay Magaalada Nairobi...

0
Dawladda Soomaaliya ayaa diiday ka qayb galka shir u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya oo maanta ka dhici lahaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Ma...

Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadashay Saami Qaybsiga Baarlamaanka Fariina U Dirtay Xildhibaanada

0
Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadashay Saami Qaybsiga Baarlamaanka Fariina U Dirtay Xildhibaanada

“ Safiirada Aan La Kulmaayo Cidi Iima Yeedhin Karto , Xadhiga Xildhibaan Dhakool-na Waa...

0
Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo maanta warbaahinta kula Hadley hoyga uu Hargeysa ka degan yahay ayaa waxaa uu ugu horeyn...

Madaxtooyada Oo Durtaba Ka Jawaabtey Hadalkii Gudoomiye Ciro Ee Shalay

0
Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa ay durtaba ka jawaabtey hadalkii gudoomiye Ciro ee shalay waxaana warbaahinta hor yimid afhayeenka madaxtooyada oo  warqad qoraal ka akhrinaya Afhayeenku...

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaji Xasan Oo Shacabka Somaliland Hanbalyo U Diray Munaasibada...

0
“Hambalyo dhammaan shacabwayenaha Jamahuuriyadda Somaliland meel walba oo aad ka joogtaaan dunida munaasibadda 28aad ee lasoonoqoshada madaxbannaanida Somaliland. Waxaan Hambalyo u dirayaa dhammaan ciidamadda kala...

Somaliland Maka Run Sheegtay Nidaamka Axsaabta iyo Ururada Badan Ee Siyaasada & Doorashooyinka Ee...

0
Dalka Jamhuuriyada Somaliland waxa uu jiraa ilaa intii aynu dib ula noqonay madax banaanida qaranimada Somaliland 29 sanadood oo ah 1991 ilaa 2020. 11 sanadood...

“Qof Aan Waxba La Waydiinin Oo La Iska Xukumi Karaa Ma Jiro…” Sh Aadan...

0
“Qof Aan Waxba La Waydiinin Oo La Iska Xukumi Karaa Ma Jiro…” Sh Aadan Siiro
Somaliland: Golaha Wakiillada Oo Gows Adaygaya Bixinta Qaadhaankii Ay Sheegeen Inay Mushaharkooda Uga Goynayaan Abaaraha.

Wakiillada Oo Saaka Xeer Xasaasiya La Hor Keenayo

0
Golaha Wakiillada Oo Saaka La Soo Hor dhigayo Wax ka Bedelka Iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Ururrada Iyo Asxaabta Siyaasadda Iyo Qoddob Xasaasi Oo Lagu...