Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaji Xasan Oo Shacabka Somaliland Hanbalyo U Diray Munaasibada 18 May .

0
626

“Hambalyo dhammaan shacabwayenaha Jamahuuriyadda Somaliland meel walba oo aad ka joogtaaan dunida munaasibadda 28aad ee lasoonoqoshada madaxbannaanida Somaliland.

Waxaan Hambalyo u dirayaa dhammaan ciidamadda kala duwan ee qaranka, qoysaskooda iyo caruurtoodaba, waxaan leeyahay sannadguuro wacan.
Waxaan Hambalyo U dirayaa dhamaan Qaybaha kala duwan ee Bulshada Somaliland,

Somaliland waa qaran isku tashaday, gaamuray oo gaadhay horumar iyo badhaadhe intii uu jiray, ilaahayna waxaan u waydiin inuu u sii adkeeyo, sannadka sannadkiisana inagu gaadhsiiyo Ictiraaf buuxa iyo barwaaqo.
Waxaan dadkayga iyo dalkayga aan jeclahay uga soo ducayn Xaramka barakaysan iyo agagaarka Kacbada oo aan cibaado u joogo, waxaan leeyhay guulaysta.

Ramadaan kariim.

Xirsi Cali Xaji Xasan

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI