Madaxweyne Farmaajo Muxuu Ka Yidhi Geerida Xildhibaan Xaaji Cabdi Waraabe

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Madaxweyne Biixi Oo Ka Laabtay Xaaladdii Degdega Ahayd Ee Uu Kusoo Rogay Gobolka Sanaag

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/WAG/WG/ CQS/081/4/224/ 234/037-332/062019, uu ku laalay xaaladii deg-dega ahayd ee...

“Qof Aan Waxba La Waydiinin Oo La Iska Xukumi Karaa Ma Jiro…” Sh Aadan...

0
“Qof Aan Waxba La Waydiinin Oo La Iska Xukumi Karaa Ma Jiro…” Sh Aadan Siiro

Deg Deg :- Gudoomiye Ciro Oo Madaxweyne Biixi Ugu Maah Maahey Kulankii Wasiirada Somaliya

0
Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo maanta yimid xarunta baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley kulankii uu madaxweyne...

“Doorashada, Mar Haddii Maanta Lagu Heshiiyey Anaguna Gole Wakiil Ahaan Waxba Kama Qabno”

0
"Doorashada, Mar Haddii Maanta Lagu Heshiiyey Anaguna Gole Wakiil Ahaan Waxba Kama Qabno" Xildhibaan Aadan Muxumed Hoori (Mataan), oo ka mid ah Xidlhibaanada Golaha Wakiilada,...

Taliyaha Booliska Magaalada Caynaba Oo Aflagado Iyo Xadhig Iskugu Daray Wiil Curyaan Ah Oo...

0
Taliyaha Qaybta Booliska Magaalada Caynaba Ayaa aflagado iyo Xadhig iskugu Daray Wiil Curyaan ah oo Dalka Dibaddiisa uga Yimid Sidii uu ugu Tartamii laha...

Afar Qof Oo Kulayl Ugu Geeriyooday dalka Hindiya

0
Inta la ogyahay Afar Qof baa kulayl daran ugu dhex dhintay Tareen ay ku safrayeen Waqooyiga Dalka Hindiya. Kulaylkan ayaa Labadii Toddobaad ee u dambeeyay...

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

0
Hal qof ayaa la sheegey in uu ku dhaawacmay qarax maanta ka dhacay agagaarka Isgoyska shaqaalaha ee Waddada Maka-al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho maanta. Qaraxa ayaa...

Guddoomiyaha Sherkada Daabacada Sagal Jet Xafiiskeeda Burco Oo Munaasibada 18 May Ka Hadlay

0
Gudoomiyaha Shirkadda Wadaniga Ah Ee Sagal Jet  Burco, Ayaa Fariin Lawdaagay Shacbi Waynaha Somaliland

Dowladda Holland Oo Aqoonsatay Baasaboorka Shaqada Iyo Diblomaasiga Ee Soomaaliya

0
Dowladda Holland ayaa aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga, gaar ahaan kan Shaqada ee loo yaqaano Servive iyo Diblomaasiga, iyadoo lagu geli karo dalkeeda. Safiirka Soomaaliya u fadhiya...