Shirkadda Dahabshiil oo bogaadisay tallaabada deyn cafinta Soomaaliya

0
Ganacsatada Geeska Afrika ayaa si weyn u soo dhaweeyay tallaabada Bankiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ay ugu yabooheen Soomaaliya cafinta deymaha...

Ciidan Booliska Laascaanood oo qabtay khamri fara badan

0
Ciidan Booliska Laascaanood oo qabtay khamri fara badan

Dahabshiil Group oo $300,000 Ugu deeqday Ganacsatadii ku waxyeeloobay dabka ka kacay Suuqa Wajaale.

0
Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid (Dahabshiil) ayaa ummadda Soomaaliyeed iyo dadka reer Somaliland ku boorriyay in ay kaalin mug leh ka...

“Dedaalka Iyo Tacabku Qayb Wayn Ayay Ka Qaataan Guusha Mar Walba” Abdirashiid Duale

0
Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashiid Ducaale oo lagu martiqaaday munaasibadda qalinjabinta Ardaydda Jaamacadda Abaarso Technology University ayaa arday ku dhiirigaliyay inay dadaal iyo tacab...

Maareeyaha guud ee dahabshiil group oo ka qayb galay shirkii wadamada IGAD

0
Shirka wadamadda IGAD ee ka socday dalka D.jibouti ayaa maamulaha guud ee shirkadaha Dahabshiil Group, Cabdirashid Maxamed Siciid Ducaale, ka waramay kulamo uu la...

Maamulaha Dahabshiil Group oo taageeray dadaallada lagu yareynayo isbeddelka cimilada

0
Ganacsataddu waxay door muhiim ah ka ciyaari karaaan la dagaallanka isbeddelka cimilada adduunka, Maamulaha Dahabshiil Group Abdirashiid Duale oo ka hadlaya shirwaynaha COP 28...

Maamulaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Abdirashid Duale oo ka qayb galay munaasibadda dhagax-dhiga dib-u-dhiska suuqa...

0
Maareeyaha Shirkaddaha Dahabshiil Group mudane Cabdirashiid Maxamed Siciid Dahabshiil ayaa hadal uu ka jeediyay munaasibadda dhagax dhigga qaybta dawladda ee Suuqa Waaheen waxa uu...

Shirka ka Hortagga Cunno Yarida iyo Aafooyinka Sababaa oo laga Waraysatay Maamulaha Dahabshiil Group

0
Shirka 𝗸𝗮 𝗵𝗼𝗿𝘁𝗮𝗴𝗴𝗮 𝗰𝘂𝗻𝗻𝗼 𝘆𝗮𝗿𝗶𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗮𝗳𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗮oo ay kasoo qayb galeen in ka badan 20 waddan oo lagu qabtay #London ayaa BBC ka wareysatay 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗮𝗵𝗮...

Shirkadaha Dahabshiil Group, oo kaalin weyn ka qaatay shirweynaha Madasha argti wadaaga oo lagu...

0
Shirkadaha Dahabshiil Group, oo kaalin weyn ka qaatay 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 7𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐢-𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠𝐚 oo lagu qabtay Djibouti Waxaa dalka Djibouti ka furmay shirkii madasha aragti...