“Dedaalka Iyo Tacabku Qayb Wayn Ayay Ka Qaataan Guusha Mar Walba” Abdirashiid Duale

0
185

Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashiid Ducaale oo lagu martiqaaday munaasibadda qalinjabinta Ardaydda Jaamacadda Abaarso Technology University ayaa arday ku dhiirigaliyay inay dadaal iyo tacab badan galiyaan ka midha dhalinta hiigsigoodda nolosha.