Shirkadaha Dahabshiil Group, oo kaalin weyn ka qaatay shirweynaha Madasha argti wadaaga oo lagu qabtay Djibouti.

0
126

Shirkadaha Dahabshiil Group, oo kaalin weyn ka qaatay 𝐬𝐑𝐒𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐑𝐚 7𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐒-𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠𝐚 oo lagu qabtay Djibouti

Waxaa dalka Djibouti ka furmay shirkii madasha aragti wadaaga Soomaalida ee uu soo qaban-qaabiyo machadka Heritage.

Shirka sannadkan waxaa looga hadlayaa oo lagu lafu guri doonaa maalmaha uu socdo baaritaano laga sameeyey kobcinta dhaqanka nabadda ee soomaliya.

Madashan oo ah tii 7aad oo Machadka qabto ayaa ku soo aaday 11 guurada ka soo wareegatay aas aaska Machadka Heritage.

Mowduuca Madasha ee sanadkan ayaa ah is kobcinta dhaqanka nabadda geeska, waxaa shirka furay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirka diinta iyo awqaafta Jabuuti,.