Madaxweyne Biixi Oo Dhiirrigaliyay Dufcaddii Ugu Horraysay Kulliyadda Tababarka Macallimiinta Qaranka Eedo Culusna Usoo...

0
- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalin-jabiyeen 400 (Afar boqol) oo macallin oo...

Jaamac-shabeel Muxuu Ka Yidhi, Xafiiska Dawladda Taiwan Ka Furatay Somaliland ?

0
Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel), ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Xafiiska ay Dawladda Taiwan ka furatay Somaliland, waxaanu sheegay ayaa-daro ku tilmaamay in...

“Shirweyne Kootaysan Oo Aan Kulmiye U Dhamayn-baa La Qabanayaa”

0
Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel), ayaa ka hadlay Shirweynaha Xisbiga Kulmiye ee la filayo in bisha dambe hortaanteeda uu qabsoomo, waxaanu xusay in aan...

Waa Imisa Lacagta Ay Soomaaliya U Qoondaysay Wadahadalka Somaliland??

0
Dawladda Soomaaliya ayaa guddida wada hadallada Somaliland u qaabilsan qoondo lacageed ugu dartay Miisaaniyadda 2020 oo hor taalla baarlamaanka Soomaaliya. Fadhigii Shalay ee baarlamaanka Soomaaliya...

“Cabdillaahi Fadal Intii Uu Noolaa Qaranka Ayuu U Shaqaynayey…” Madaxweyne Muuse Biixi

0
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay aas qaran loo sameeyay Taliyihii ciidammada booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa ka warramay taariikh...

Masuuliyiin ka tirsan Dahabshiil Group oo Farxadda Qalin-jebinta Kala qayb-galay 120-Arday

0
Buhoodle(CS)-Masuuliyiin ka tirsan Shirkadaha Dahabshiil Group, Madax Dhaqameed, Culimo-udiin iyo haldoor kale oo bulshada ah, ayaa shalay farxadda kala qaybgalay 120 (Boqol iyo Labaatan)...

Wasiir Koore Oo Iska Indha Tiray Tacadiga Xukuumada Muuse Ku Hayso Saxaafada, Dhaliilayna Ururada...

0
Wasiir Koore Oo Iska Indha Tiray Tacadiga Xukuumada Muuse Ku Hayso Saxaafada, Dhaliilayna Ururada Warbaahinta Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore oo hadal ka jeediyey...

Xukuumadda Oo Shirarka Siyaasadda Ka Mamnuucday Huteellada Burco Wakhti Loo Diyaar Garoobayo Shir Weynihii...

0
Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Diiriye Xayd ayaa soo saaray amar uu ku mamnuucayo in wax shirar ah oo siyaasad ku saabsan, oo aan isaga...

Xafiiska Taiwan Ee Hargeysa Oo Bilaabay Inuu Ganacsatada U Fiiseeyo Baasaaboorka Somaliland

0
Xafiiska Dawladda Taiwan ka furatay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa si rasmiya u bilaabay shaqadiisa. Xafiiska Taiwan ee Hargeysa ayaa shaqooyinka uu bilaabay waxa ka...