Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay aas qaran loo sameeyay Taliyihii ciidammada booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa ka warramay taariikh nololeedka taliyaha,