Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo maanta xabaalaha masallaha ee caasimadda Hargeysa loogu sameeyey taliyihii ciidanka Booliska...

“Culimada Islaamku intooda badan waxay qabaan in qofka hanti ummadeed Xadday, Gacanta la goynayo,...

0
"Culimada Islaamku intooda badan waxay qabaan in qofka hanti ummadeed Xadday, Gacanta la goynayo, Hantiduu qaatayna laga soo celinayo.." Sh Maxamed Sh Cumar Dirir Sheekh...

Itoobiya Oo U Muuqata Inay Si Weyn Uga Shakiday Dhaqdhaqaaqa Masar Ee Somaliland Iyo...

0
Dawladda Itoobiya ayaa u muuqata inay qaaday shaki weyn oo dhinaca Somaliland ah, waxaanay muddo toddobaadyo gudahood ah masuuliyiin kala duwan oo Itoobiyaan ahi...

Maamulaha Dahabshiil Group Oo Sharraxaad Ka Bixiyay Shirka Maalgashiga Afrika Iyo Ingiriiska.

0
Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Md Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa faahfaahin ka bixiyay shir madaxeedka maalgashiga Afrika iyo Ingiriiska oo maalintii shalay ka qabsoomay magaalada...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Xildhibaannada Reer Awdal Oo Muddo Cadho Kaga Maqan...

0
Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa habeen hore kulan la yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee ka soo jeeda Gobolka Awdal, kuwaasi oo muddo...

Taliye Ku-xigeenkii Ciidammada Booliiska Somaliland Oo Xannuun Kusoo Booday, Cisbitaal Gaar Ahna Lagu Dabiibayo

0
Taliye ku xigeenkii Ciidanka Booliiska Somaliland Faarax Maxamed Mire ee dhawaan uu soo magacaabay Madaxweyne Biixi ayaa Shalay galinkii dambe waxa ku soo booday...

Madaxweyne Biixi Oo Dhiirrigaliyay Dufcaddii Ugu Horraysay Kulliyadda Tababarka Macallimiinta Qaranka Eedo Culusna Usoo...

0
- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalin-jabiyeen 400 (Afar boqol) oo macallin oo...