Guddoomiyihii Garabka Dhalinyaradda Xisbiga WADDANI Oo 31-casho Xabsi Aan Sharci Xalaalayn Xukuumaddu Ku Haysato.
Gudoomiyiha Garabka dhalinyarada Xisbiga Mucaaridkaa ee Waddani Mudane Maxamed Siddiiq Dhamme waxa uu malintii 31-aad Xabsiga ugu jiraa Aragtidiisa Siyaasigaa taasi oo Caqabad weyn...
War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminayay Oo Ka Ababaxay Dalak
WAR-SAXAAFADEED: 26 /09/2016
Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu Hoggaaminaayo Oo Galabta Diyaar Khaasa ka Raacay Madaarka Egal International Airport Iyagoo U Safray Dalalka Imaaraadka Carabta...
Xukuumadda Somaliland Oo Kenya Ka Codsatay Inay Hormuud Ka Noqoto Aqoonsi Raadiska Somaliland Ee...
-Dawladda Somaliland ayaa dawladda Kenya ka codsatay inay hormuud ka noqoto olole aqoonsi raadis oo lagu qaado ururka Midowga Afrika iyo dawladaha gobalka.
Wasiirka arrimaha...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loo Sameeyay Qalinjebinta Dufcadii 9-aad Ee Ka Baxda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta ka qaybgalay qalinjebinta dufcadii 9aad ee ka baxda Jaamacada Admas, oo munaasibad balaadhan maanta...
Somaliland: Bah-Dilka Turkiga Oo Sadaqo Hiliba Siinaya Somaliland Wakhti Uu Malaayiin Dollar Ku Bixiyo...
Inkasta oo Waddanka Turkigu malaayiin iyo malaayiin dollar sannad walba ku bixiyo taageerada waddanka Soomaaliya haddana waxa shacabka reer Somaliland layaab ku noqotay in...
Somaliland: “Xukuumadda KULMIYE Wey Ku Ammaanantay Derajada Ciidanka, Waxaanse Leeyahay Bixinteeda Qabyaallada Ha Laga...
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Zakaatul-fidriga, Maaddaama oo lagu jiro Gabogabada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Sheekhu...
Hargeysa: Ganacsatada Suuqa Waaheen Iyo Hooyooyinka Khudradleyda Ah Oo Farriin Dhiillo & Digniin Xambaarsan...
“Haddii Saddex Cisho Gudahood laga soo saari waayo Go’aan Sicir-bararka dollarka, waxaanu ku qaadeynaa Dalka aan Wax Kaash ah (Shilinka Somaliland) laga qaadan doonin..”...
Laba Arrimood Oo Bulshada Somaliland Ka Nixiyay Oo Wasiirkii Hore Ee Biyuhu Ku Garnaqsaday...
Maxaa Ka Jira In Wasiirkii Biyaha Ee Xilka Laga Qaaday Laga Haysto Hantidiisii Gaarka Ahayd
Iyo In Loo Diiday Inuu La Kulmo Madaxweynehihii Magacaabay Oo...
Yaa Kale oo Laga Helaa Daryeel Dadweyne iyo Adeegyo Casriya oo is Dabajoog ah...
Inta La Ogyahay Shirkada Dahabshiil oo Ka Shaqeysa Badiba Deegaanada Ay Somaalidu Degto iyo Wadamada Adduunka intooda badan iyada oo door weyn...