Xubin Ka Mid Ah Guddiga Qaban-Qaabada Shirweynaha Kulmiye Oo Sheegay In Saylici & Saajin...

0
Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye ayaa ka hadlay loolanka ka dhex taagan Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo Wasiirka Ganacsiga, oo hadda laga dhex...

Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo Ka Hadlay Sababta Ay Uga Maqan Yihiin Fadhiyada Golaha...

0
Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland kana soo jeeda Gobolka Awdal ayaa ka hadlay Xeerka Doorashooyinka ee horyaalla...

“Doorasho Dambe Oo Muuse Biixi Dabadii Dalka Ka Dhacaysa Ma Jirto, Reer Boorama Iyo...

0
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md. Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay in aanay shacabka Somaliland ku tala galin wax doorasho ah...

Madaxweynihii Musuqmaasuqa Xididka U siibay

0
MADAXWEYNE MAGUFIL MADAXWYEN TANSINA SOO NOOLEYEY DADKIIS IYO DALKIISA RAJO U ABUUREY Wiil Tanzanian Muslim ah baa cisho dhaweyd isagoo ka hadlaya "Doorashada dhawaan wadankiisa...

“Kalsoonida Adiga Iyo Shacabkaaga Ayaa Ah Waxa Kuu Saamaxaya Inaad Guulaysato, Haddii Aanad Haysan...

0
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland ku ammaanay sida ay ciidamada ammaanka ugala shaqeeyaan arrimaha nabadgelyada, waxaanu sheegay inaanay awooda ciidamadu noqoteen...

Shirkadda Dahabshiil oo 𝟐𝟎 𝐌𝐢𝐥𝐥𝐢𝐨𝐧 𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐫 Ugu deeqday Ganacsatadii ku waxyeeloobay musiibadda dabka...

0
Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Mudane Maxamed Siciid Dahabshiil oo kulamo la qaatay madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida iyo masuuliyiinta kale ee xukumaddiisa ayaa...

Aqoonyahan Ka Tirsanaan Jiray Xisbiga KULMIYE Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Xisbi Siyaasadeed Cusub

0
Prof. Cismaan Abokor Dubbe oo kamid ah aqoonyahada sida weyn looga yaqaan Somaliland iyo Somalia ayaa hadda magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed cusub. Prof...

Falanqaynta Sawirka Siyaasadeed Ee Ka Qayb-galka Iyo Ka Maqnaanshaha Axmed-siilaanyo Ee Shirweynaha Kulmiye

0
Haddii uu Axmed-siilaanyo shirka ka maqnaado waxay Tumaati ku noqon doontaa Madaxweyne Biixi, waxayna Hiil u noqon doontaa Maxamuud Xaashi, hadduuse ka qayb-galo waxay...

Shirkadda Dahabshiil Group oo door weyn ka qaadatay furitaanka Jaamacadda Ibraahim Barre ee GarAdag

0
Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Abdi Farah Ahmed oo ka Hadlay Munaasibadda Furitaanka Jaamacadda Ibraahim Barre ayaa yidhi “Jaamacadda Ibraahim Barre wixii taageero ah ee ay...