Shirkadda Dahabshiil Group oo door weyn ka qaadatay furitaanka Jaamacadda Ibraahim Barre ee GarAdag

0
286

Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Abdi Farah Ahmed oo ka Hadlay Munaasibadda Furitaanka Jaamacadda Ibraahim Barre ayaa yidhi “Jaamacadda Ibraahim Barre wixii taageero ah ee ay u nooga baahato, waanu la barbar taagnaanaynaa”