Deg Deg:- Wariye Maxamed Yuusuf Bakayle Oo Hada Xabsiga Laga Sii Daayay

0
21 maalin kadib ayaan goordhoweyd xoriyadaydii dib u helay. Arinta xadhigaygu waxay ahayd baadhis la xidhiidha tuhun hay'addaha nabadgelyaddu ka qabeen safaradaydii Muqdisho. Waxaan...

Faysal Oo Sheegay In 70% Dadka Reer Somaliland Ay Hal Wakhti Wax Cunaan Iyo...

0
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in qiyaastii 70% ka mid ah shacabka Somaliland ay ku noolyihiin nolol adag oo ay...

Deg Deg: Xildhibaan Qabiile Oo Kabaha La Dul-Maray Kaadariinta Xisbiga Kulmiye Oo Muuse Biixi...

0
Xildhibbaano Maxamed Faarax Qabile Oo Dhaliilay Guddiga Ololaha Ee Xisbiga KULMIYE,

Suxufiyiin Su’aalo Adag Waydiisay Afhayeenka Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Qaabka Uu Ugu Jawaabay

0
Saxaafadda Somaliland Su’aalo Adag Waydiisay Afhayeenka Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Qaabka Uu Ugu Jawaabay,

“Xukuumaddu Cabudhinta Ay Sharciga Ku Hayso Ha Joojiso..” Xildhibaan Siciid Gaane

0
Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa Madaxweyne Biixi ugu baaqay inaanu deg deg ku salayn go’aamada uu...

Wargeyska Daily Nation Oo Qoray In Kenya Muruqeeda Ku Tijaabinayso Soomaaliya

0
Wargeyska ugu weyn ee Nairobi kasoo baxa ee Daily Nation ayaa shalay ciwaan far waaweyn ah ku qoray “Dowladda Kenya oo muruqeeda ku tijaabinaysa...

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Mamnuucay

0
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Mamnuucay