Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyay 517 Maxbuus

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-310/052019, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku...

Diiwaangelinta Maddarasadaha Si Habsami Ah Uga Socota Rasmi Gobolka Togdheer

0
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer maanta si rasmi ah uga bilawday diiwaangelinta maddarasadaha Qur’aanka iyo cumuumta diiniga...

“Gooni Isutaaga Somaliland 18 May” Waxaa Qoray Yuusuf Garaad Cumar

0
18 May maad wax ka tiraahdid? ayay si soo-jeedin oo kale ah ii weydiiyeen saaxiibbo aan qaddariyo. Jawaab: Somaliland waa dalkeyga iyo dadkeyga. Waa walaalahay Soomaaliyeed...

Shirkadda DP World Oo Shaacisay Caqabadaha Ka Heysta Ballaadhinta Dekedda Berbera Oo Hakad Galay

0
Maamulka Shirkadda DP World ee gacanta ku haya dekadda Magaalada Berbera ayaa ka hadlay caqabado kusoo kordhay oo ka hor taagan balaadhinta dekadda Berbera. Madaxweynaha...

Xukuumadda Oo Ka Damqatay Weedhihii Cirro

0
Xukuumadda Oo Ka Damqatay Weedhihii Cirro Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland ahna afhayeenka xukuumadda ayaa muujiyay sida xukuumadda madaxweyne Biixi uga damqatay shir jaraa’id oo guddoomiyaha...

Golaha Wakiillada Oo U Jawaabay Golaha Guurtida

0
Golaha Wakiillada Oo U Jawaabay Golaha Guurtida,

Deg Deg :- Taliye Fadal Oo Iminka Beeniyey

0
Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa waxaa uu shacabka uga digay inay ka digtoonaadan Page Facebook ah oo ku qoran tahay magaca Ciidanka...

Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cisbitaal Ku Yaala Magaalada Hargeysa.

0
Waxa xalay Cisbitaalka International ee magaalada Hargeysa xaalad caafimad loo dhigay Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Xaaladda xanuunka suldaanka oo waxa...

Somaliland Oo Sheegtay In Aanu Dalkeeda Quseen Sharciga Batroolka Ee Dhawaan Ansixiyeen Baarlamaanka Somaliya

0
Somaliland Oo Sheegtay In Aanu Dalkeeda Quseen Sharciga Batroolka Ee Dhawaan Ansixiyeen Baarlamaanka Somaliya