Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa ay durtaba ka jawaabtey hadalkii gudoomiye Ciro ee shalay waxaana warbaahinta hor yimid afhayeenka madaxtooyada oo  warqad qoraal ka akhrinaya

Afhayeenku waxaa uu sheegay in xadhiga Xildhibaan Dhakool uu yahay mid sharci  Ah