Xoghayihii WADDANI ee Gobolka Saaxil oo Iska Casilay Xilkii & Xubinimadii Xisbigaas

0
Abiib Cawil Maxamed, xoghayihii hore ee xisbiga WADDANI ee gobolka Saaxil ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu xisbigaasi ka hayay iyo sidoo...

Warbixin: Fal dambiyeedyada ka Dhaca Dalku waxay Sannadkan Kordheen Boqolkiiba Laba

0
Hogaanka hawl-gelinta ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, Gaashaanle sare Maxamed Ducaale Cali, ayaa soo bandhigay tiro-koobka fal-dambiyeedyada kala duwan ee sannadkan 2016 ka dhacay dalka,...

Kun Askari oo ka Goostay Ciidamada Keniya

0
Ciidamadan oo u Badnaa kuwii Somaliya kula dagaalay Al-shabab oo Cabsidii ay ka qaadden Awadeed  Ciidankii ka dareeray -Dowlada Keniya ayaa shaaca ka qaaday in...

“Hadalka Abtigay Ismaaciil Buubaa Aniga Ayaa Ka Jawaabayee, Waxaan Leeyahay Abtoow Berigii Malleeshiyada &...

0
Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE Md. Jaamac Ismaaciil(shabeel), ayaa jawaab adag ka bixiyey hadallo xanaf lahaa oo dhawaan kasoo yeedhay wasiirkii hore ee...
Hoggaanka Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Xildhibaanno Iyo Taageerayaal Kasoo Jeeda Degmooyinka Qori-lugud Iyo Wadaamo-goo Oo Kasoo Digo-rogtay Xisbiga WADDANI

Guusha KULMIYE ninkii Ay shaki kaga jirtoow, Adeer Anigaba Beri Baa Saaxiibkay XIRSI {Shaki...

0
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir {Cukuse}, ayaa sheegay inuu Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo dhawaan loo magacaabay...

“Markaad Leedahay Axmed Muumin Waa Garabkayga Midig, Annaga Ayaad Isku Kaaya Diraysaa Oo Aan...

0
Munaasibad Lagu Taageerayey Guddoomiyaha Garabka Toosinta WADDANI Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyey “Cirro, Waxaanu Leennahay Waxaad Ahayd Waalid Ee Markaad Carruurtaada...
Somaliland: Madaxweyne Silaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayey oo Dalka dib ugu Soo laabtay

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayey oo Dalka dib ugu Soo laabtay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo ay weheliyaan Marwada kowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, iyo gudoomiyaha Xisbi xaakimka kulmiye...

Xildhibaan Axmed Yasin Sh. Cali Ayaanle oo Sheegay inay Xaaran Tahay ina la Sheegto...

0
Halkan ka Daawo Xildhibaan Axmed Yasin Sh. Cali Ayaanle oo Sheegay inay Xaaran Tahay ina la Sheegto Waxqabadkii Xisbiga iyo Xukuumadda KULMIYE .
Hoggaanka Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Xildhibaanno Iyo Taageerayaal Kasoo Jeeda Degmooyinka Qori-lugud Iyo Wadaamo-goo Oo Kasoo Digo-rogtay Xisbiga WADDANI

Wasiir Cukuse: “Saaxiibkay Xirsi Marbuu Dadkaba ugu dheeraa, Cali Mareexaan buu ka dheeraa oo...

0
Wasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo isaguna madasha ka hadlay, ayaa sheegay in baaxadda taageerayaasha iyo xildhibaanada kusoo biiray xisbiga KULMIYE...

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Xildhibaanno Iyo Taageerayaal Kasoo Jeeda Degmooyinka Qori-lugud Iyo...

0
Hogaanka xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey xildhibaanno iyo taageerayaal kasoo jeeda degmooyinka Qorilugud iyo Wadaamo-goo, kuwaas oo kasoo digo-rogtay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI...