Faysal Cali Waraabe Oo Ku Dooday Inaanu Cali Guray Ku Jirin Golaha Dhexe Ee...

0
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa jawaab adag ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay Guddoomiye Ku-xigeenka saddexaad ee xisbigaasi...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka War Bixiyay Bilowga Dacwadda Eedasaneyaasha Shaqaaqadii Hadayta

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ka war bixiyay bilowga dhegaysiga dacwadda loo  haysto eedaysaneyaal u xidhnaa weerar lagu qaaday...

Kala Sareynta Nololeed Ee Madaxda Dawladda Iyo Ummadda” Khudbadii Jimcaha Ee Sh. Aadan Siiro.

0
Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray “Aadan Siiro” ayaa khudbadii salaada Jimcaha ee maanta kaga hadlay, kala sareynta nololeed ee madaxda dawladda iyo ummadda ay ku...

Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Oo Dhaliilay Qaabka Ay Gudida Abaaruhu U Wadaan Gurmadka...

0
Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo manta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa ka hadlay abaaraha baahsan...

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Maanta U Fadhiistay Ka Doodidda Xeerka Uu Dhawaan Madaxwaynaah Somaliland...

0
Mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ayaa manta u fadhiistay ka doodida xeerkii uu dhawan madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay golaha wakiilada Somaliland ee ku saabsana in goluhu...

Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Saabsan Isticmaalka Dekedda Caalamiga Ah...

0
shir mudo sadex cisho ah uga socday magaaladda Debre zeit  ee dalka itoobiya ,dawladdaha Somaliland iyo itoobiya oo ku saabsanaa istimaalka dekedda caalamiga ah...

“Waxaan Go’aansaday Inaan Siyaasadda Dhex Ka Noqdo Illaa Inta Uu Xisbigii UDUB Saaxadda Ku...

0
Siyaasi Cismaan Cabdillaahi Cigaal oo ka mid ahaa xisbigii saaxadda siyaasadda ka baxay ee UDUB ayaa sheegay inuu siyaasadda dhex ka yahay maadaama uu...

Daawo Khudbadda Madaxweyne Silaanyo “Waxan Ahay Siyaasi 40 sano in ka badan Umaddiisa U...

0
Waxaan idin leeyahay dadkaygiiyow, waxaynu nahay hal dal, hal dad iyo hal dareen. Tani waxay markhaati ma doon u tahay in aan ka soo...

Siyaasiyiin Culus Oo Isu Casilay Magacaabistii Faysal A. Waraabe Ee Guddoomiyenimada Guddida Wada-hadallada iyo...

0
Laba xubnood oo kamid ah guddidii Madaxweyne Axmed Siilaanyo hore ugu magacaabay wadahadallada masiiriga ah ee Somaliland iyo Soomaliya, ayaa xilkii xubinimada guddida iska...