Somaliland: Cutubka Guul ALLA Ee Booliska Oo Ka Qalin-Jabiyay Kulliyada Ciidamada Ee Mandheera

0
Dufcadii siddeed iyo labaatanaad ee ciidamada booliska Somaliland oo loo bixiyay Guul ALLA  ayaa ka qalan jabiyay dugsiga tababarka ciidamada  ee degmada  Mandheera, kuwaasi...

Somaliland: Xildhibaankii Ugu Da’da Weynaa Golaha Wakiiladda oo geeriyooday iyo Madaxweyne Silaanyo oo Tacsiyadeeye

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacbiga Somaliland iyo qoyskii uu ka baxayba ka tacsiyadeeyay geerida ALLE ha u naxariistee Xildhibaan...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Cusub ee Germany u Fadhiya Kenya,...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley maanta safiirka cusub ee Jarmalka u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Jutta Frasch,...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacbiga ka Tacsiyadeeyay Geerida Garaad Abshir Saalax

0
Alle ha u naxariistee waxa maanta magaaladda Stockholm ee Sweden ku geeriyooday Marxuum-Garaad Abshir Saallax Maxamed oo muddo labaatan sannadood ah hayay xilka garaadnimo,...

Somaliland: Hoggaanka KULMIYE oo Wareejiyey Wejigii labaad ee Koobab Iyo Billado Xisbigu ugu Deeqay...

0
Hoggaanka xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa wejigii labaad ee koobab iyo billado xisbigu ugu talogalay kooxaha ku guulaysta tartamada bisha barakaysan ee Ramadaan ku...

Go’aan Xalay Ka Soo Baxay Guddida Fulinta Xisbgia KULMIYE

0
Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka xisbiga KULMIYE Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), ayaa lagu sheegay in guddiga fulinta KULMIYE ansixiyeen go’aan uu hore guddoomiyaha xisbiga...

Roobabkii Gu’ga Oo Ka Curtay Saaxil Iyo Awdal

0
Roobabkii gu’ga ayaa ka curtay deegaano ka tirsan gobalada Saaxil iyo Awdal oo ay abaar ba’ani ka taagantahay. Gobalka Saaxil, waxa ay shalay roobabku ka...

War Deg Deg Ah Faysal Cali Waraabe Oo Xilkii Ka Qaaday Cali Gurey Iyo...

0
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu xilkii Gudoomiye kuxigeenak Sadexaad ka Qaaday ee xisbigaasi iyo xubno kale, akhri warsaxaafadeedka ka soo baxay...

Faysal Iyo Cali-Gurey Oo Isku Bilaabay Warmo Ay Muddo La Kala Maaganaayeen

0
Iyadoo khilaafka UCID uu isa soo tarayo, ka dib markii ay isku muruxsadeen Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen, ayaa hadda waxa muuqata...

Siyaasi Caga-wayne Oo Kashifay Siro Badan Iyo Heshiisyo Uu Faysal Cali Waraabe Ku Iibinayey...

0
Siyaasi cago-wayne oo kamida siyaasiyiinta Somaliland isla markaan ah masuul ka tirsan xisbiga UCID ayaa kashifay siro badan oo gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal...