Madaxweynaha Puntland Oo Taliye Cusub U Soo Magacaabay Goboladka Sanaag

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-79 Oktoobar 2019 ku magacaabay Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag. Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Dani ayaa Gaashaanle...

Xafladii Caleemo Saarka Axmed Madoobe Oo Laga Akhriyay Hambalyo Uu U Diray Faysal Cali...

0
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo caleemo saarkii madaxweynaha dib loo doortay ee Axmed Madoobe ka sheegay in ay si rasmi...
Somaliland: Golaha Wakiillada Oo Gows Adaygaya Bixinta Qaadhaankii Ay Sheegeen Inay Mushaharkooda Uga Goynayaan Abaaraha.

Cabdillaahi-Dirawal Oo Khiyaamo Ku Tilmaamay Heshiiska Xisbiyada Ee Qabsoomidda Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaannada

0
Siyaasiga Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) ayaa ka hadlay heshiiskii Saddexda Xisbi ee Somaliland ka gaadheen qabsoomidda doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada. Mudane Cabdillaahi-dirawal wuxuu sheegay...

Madaxweyne, Cisbitaalka Hargeysa Gurmad Ayuu Kaaga Baahanyahay

0
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi mudadii uu talada hayay tiraba 5 jeer ayuu booqasho kala duwan ku tagay cisbitaalka Hargeysa. Sannadkii 2018 wuxuu Bishii  September dhagax...

Somalia Oo Si Kulul U Cambaaraysay xidhiidhka Somaliland Iyo Taiwan

0
Dawladda Somalia oo cambaaraysay xidhiidhka ay Taiwan la samaysay Somaliland , kuna tilmaantay faragalin iyo madaxbanaanida Somalia oo meel lagaga dhacay. Dawladda Somalia waxa ay...

Lacag 8 Milyana Ayaa Burco Loo Qorsheeyey,Wasiirka Jidadka Oo Isku Dayey Inuu Beeniyo Lacagta...

0
Lacag 8 Milyana Ayaa Burco Loo Qorsheeyey,Wasiirka Jidadka Oo Isku Dayey Inuu Beeniyo Lacagta Saamiga SDF Ee Burco Loo Qorsheeyey Wasiirka Horumarinta Jidadka Iyo Gaadiidka...

“In Uu I Xidhayo Ayuu Iigu Hanjabay…” Abwaan Weedhsame Oo Warramay Dhacdo Dhex-Martay Ciidammada...

0
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa markii ugu ka hadlay muuqaal qabsaday baraha bulshada gaar ahaan Facebook oo ahaa dhacdo dhex-martay isaga iyo ciidammada...

Geele Iyo Farmaajo Oo Ku Guuldaraystay In Qof Ka Soo Jeeda Djibouti Ama Soomaaliya...

0
Geele Iyo Farmaajo Oo Ku Guuldaraystay In Qof Ka Soo Jeeda Djibouti Ama Soomaaliya Loo Magacaabo Xoghayaha Fulinta Ee IGAD Iyo Khilaafka Ka Dhex...