Somalia Oo Si Kulul U Cambaaraysay xidhiidhka Somaliland Iyo Taiwan

0
368

Dawladda Somalia oo cambaaraysay xidhiidhka ay Taiwan la samaysay Somaliland , kuna tilmaantay faragalin iyo madaxbanaanida Somalia oo meel lagaga dhacay.

Dawladda Somalia waxa ay ugu baaqday Taiwan in ay tixgeliyaan xeerarka caalamiga ah.

Hadalka Somalia ayaa ka dambeeyey ka dib markii Dawladda Taiwan Xafiis dublamaasiyaddeed si rasmi uga furatay Hargeysa