Lacag 8 Milyana Ayaa Burco Loo Qorsheeyey,Wasiirka Jidadka Oo Isku Dayey Inuu Beeniyo Lacagta...

0
Lacag 8 Milyana Ayaa Burco Loo Qorsheeyey,Wasiirka Jidadka Oo Isku Dayey Inuu Beeniyo Lacagta Saamiga SDF Ee Burco Loo Qorsheeyey Wasiirka Horumarinta Jidadka Iyo Gaadiidka...

Somaliland: Miisaaniyadda Dawladda Oo Hoos U Dhacday Boqolkiiba Toban (10%)

0
Hoos u dhaca ayaa ku yimid Dhaqaalaha guud ahaan Somaliland, taasina waxay saamaysay Miisaaniyad-sannadeedka Qaranka ee sannadka soo socda. Miisaaniyad-sanadeedka ayaa hoos u dhacday waxaan...

“In Uu I Xidhayo Ayuu Iigu Hanjabay…” Abwaan Weedhsame Oo Warramay Dhacdo Dhex-Martay Ciidammada...

0
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa markii ugu ka hadlay muuqaal qabsaday baraha bulshada gaar ahaan Facebook oo ahaa dhacdo dhex-martay isaga iyo ciidammada...

Waddanka Taiwan Oo Xafiis Rasmi Ah Ka Furtay Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa

0
Xukuumadda waddanka Taiwan ayaa maanta si rasmi ah xafiis cusub oo diblumaasiyadeed uga furatay Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa. Hir-gelinta xafiiskan ayaa yimid, kadib markii...

Geele Iyo Farmaajo Oo Ku Guuldaraystay In Qof Ka Soo Jeeda Djibouti Ama Soomaaliya...

0
Geele Iyo Farmaajo Oo Ku Guuldaraystay In Qof Ka Soo Jeeda Djibouti Ama Soomaaliya Loo Magacaabo Xoghayaha Fulinta Ee IGAD Iyo Khilaafka Ka Dhex...

Dedaallo La Doonayay In La Isugu Soo Dhaweeyo Madaxweyne Ku-xigeenka & Wasiir Saajin Oo...

0
Waxa lagu guul-daraystay in la isku soo dhaweeyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Md. Maxamed Xasan Sacad...

Masuuliyiin Iyo Siyaasin Ka Qayb Galay Munaasibad Shirkada Dhaweeya Ay Ku Abaal Marinaysay Macaamisheeda...

0
Munaasibadan oo maamulka sare Ee shirkada dhaweeye soo qaban qaabiyeen ayaa ahayd mid lagu muujiyanayo muhimada shaqaalaheeda iyo macaamiisha ku xidhan. Munaasibada abaal marinta ah...

Xildhibaan Talooyin u Soo Jeediyay Xukuumada iyo Mucaaradka Dalka

0
Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa talooyin u soo jeediyey Madaxda Xisbiyada Mucaaradka iyo Xukuumadda, waxaanu kula taliyey...