FARRIIN UU JOE BIDEN U QORAY SHAQAALIHIISA IYO DURUUSTA LAGA BARAN KARO

0
Qormadan waxa aynu ku soo qaadanaynaa warqad uu madaxweynaha la doortay ee Maraykanku shaqaalihiisa u qoray sannadkii 2014 kaddib markii isaga iyo madaxeynihii hore...

Hal Askari Oo lagu Dilay Galbeedka Boorame Oo Maayarka Boorama Uu Ka Hadlay...

0
Waxaa duleedka magaalada Boorama shalay waabarigii lagu dilay askari ka tirsan ciidamada Booliiska gobolka Awdal, kaasoo ilaalo ka ahaa goob laga dhisayay kaydka biyaha...

Falanqaynta Sababta ay kulankii Addis Ababa uga aamuseen Raysalwasaare Abiye, Madaxweyne Biixi iyo...

0
Abiy Axmed, wuxuu dedaalay u galay inuu isĀ  horfadhiisiyo Madaxweyne Biixi iyo Madaxweyen Farmaajo Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa ku guulaystay inuu kulan isku horfadhiisiyo...

Maxaa Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland?

0
Kal-fadhigii 44-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey madaxweyn-k-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi...

Madaxweynaha Puntland Oo Taliye Cusub U Soo Magacaabay Goboladka Sanaag

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-79 Oktoobar 2019 ku magacaabay Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag. Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Dani ayaa Gaashaanle...

Xafladii Caleemo Saarka Axmed Madoobe Oo Laga Akhriyay Hambalyo Uu U Diray Faysal Cali...

0
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo caleemo saarkii madaxweynaha dib loo doortay ee Axmed Madoobe ka sheegay in ay si rasmi...