Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Maanta Go’aan Ka Soo Saaraysa Dacwadii Xisbiga UCID

0
Maxkamadda distooriga ah ee Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqaysa natiijada dacwadii xisbiga UCID oo ay toddobaadkii hore gudo galeen. Maxkamadda sare ayaa dhinacyada Faysal Cali...

Somalia: Nin Hubeysan Oo Dil Iyo Dhaawac Naxdin Leh Ka Gaystay Magaalada Muqdisho &...

0
Nin toorey ku hubeysan ayaa maanta dil iyo dhaawac naxdin leh ka geystay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho. Dadka degaanka ayaa sheegay in ninkan oo...

Somaliland: Xildhibaan Siciid Cilmi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Guddida Xalinta Doorashooyinka Ee SONSAF

0
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ah guddoomiyaha guddida shuruucda ee gollaha wakiillada ayaa sharci darro ku tilmaamay guddiga xalinta khilaafaadka oo ay dhawaan soo...

Somaliland: Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Bari Axada Ku Dhawaaqi Doonta Go’aankii Dacwada Xisbiga...

0
Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa ay muddeysay wakhtiga ay go,aanka ka soo saari doonto khilaafka xisbiga UCID oo ay dhegaysigeeda ay bilowdey maalintii...

Somaliland: Xaaji Cabdi Waraabe Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhex-marayso...

0
Xildhibaan Xaaji Cabdikariin xuseen (Cabdi Waraabe) ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex-marayso deegaanka Ceel-afweyn

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo ka Hadlay Shaqaaqo Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Ceel Afwayn...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon), ayaa sheegay in ay xukuumaddu tallaabo adag ka qaadayso cid kasta oo jabisa go’aamadii ka...

Maxkamad Ku Taalla Dalka Hindiya Oo Dil Ku Xukuntay 50 Qof Oo Soomaali Ah.

0
Maxkamad ku taalla waddanka Hindiya ayaa dil ku xukuntay 50 ruux Soomaali ah, kuwaasoo ka mid ahaa 119 qof oo horay dowladda Hindiya u...

Somaliland: “Xisbiga Waa La Isu Tanaasuli, Waana La Wada Tartami Karaa” Karaa Qof La...

0
Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay  Shirka Golaha Dhexe Ee WADDANI Iyo Loollanka  Murrashaxa  Madaxweyne Ku-xigeenka ee Xisbiga “Waxaa Go’aamada Ku Jiray Inaan   la arag...

Somaliland: Reer Hargeysa Oo Caleemo Qoyan Kala Hortagey Weftigii Wasiir Baashe Cali Jaamac Oo...

0
“Guusha Maanta Bariga Somaliland Gaadhay Waa Raga Hormuudka Ka Ahaa Soo Dhaweyn Iyo Mahadnaq Intabada Waa Mudanyahay” Wasiirka wasaarada khayraadka biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac...

Nin Ku Nool Baadiyaha Gobolka Gabiley Oo Khaatiyaan Ka Jooga Waraabayaal Dhawr Jeer Halis...

0
Nin ku nool baadiyaha gobolka gabiley ayaa la sheegay in uu khaati kaa tagan yahay xayawaanka waraabaha,waxaana naloo sheegay in waarabuhu uu dhawr jeer...