Xildhibaan Xaaji Cabdikariin xuseen (Cabdi Waraabe) ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex-marayso deegaanka Ceel-afweyn