Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ah guddoomiyaha guddida shuruucda ee gollaha wakiillada ayaa sharci darro ku tilmaamay guddiga xalinta khilaafaadka oo ay dhawaan soo xushay dallada SONSAF