Cali Khaliif Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Hargeysa U Iman Doono Wada-hadalka Maamulkiisu La...

0
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Md.Cali Khaliif Galaydh, ayaa faahfaahin ka bixiyey hasmai-u-socodka wada-hadallada aan weli bilaabmin ee la filayo inay u furmaan xukuumadda Somaliland iyo...

SOMTEL Oo Macaamiisheeda U Soo Bandhigtay Abaalmarintii Ay Sanadkan Ugu Talo-gashay

0
Madal aad u bilicsan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa caawa lagu soo bandhigay Afar gaaadhi oo ah noocii u dambeeyay...

Garabka Faysal Cali Waraabe Oo Shalay Iclaamiyay Shirweynihii Xisbiga UCID Iyo Garabkii Jamaal Oo...

0
Garabka Jamaal Oo Toosh Ku Ifinaya Maanta Xubin KULMIYE Ka Tirsan Oo Uu Faysal Xubnihiisa Ku Soo Darsaday Iyo Nuxurka Codsi Uu Faysal Usoo...

Weedhihii Wasiir Samsam Cabdi Adan Ka Jeedisay Munaasibaddii Ay Komishanka Farta Kaga Saartay Saamigii...

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ka hadlaysay dhawaan Munaasibaddii ay Komishanka Doorashooyinka ku wareejiyeen Afarta Milyan ee Doollar oo ahayd...

UCID: Qabsoomidda Shirwaynaha Lagu Ansixinayo Murashaxnimada Jamaal Oo Wakhtigiisa La Cayimay

0
Garabka guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa soo saaray liiska rasmiga ah ee uga qaybgalaya qabanqaabada shirwaynaha aan caadiga ahayn ee lagu ansixin...

Somaliland: Somaliland: Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Siyaasadeed

0
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Muddane Axmed Muumin Seed isla markaana ah musharax u tartamaayey kursiga madaxweyne ku xigeenka...

Shirkii Waddani: Doorashadii Cirro Iyo Maxamed Cali, Bixitaankii Muumin Seed Iyo Ansixintii Cabdiqaadir Jirde...

0
Shirkii koowaad ee Xisbiga WADDANI oo si rasmi ah shalay  magaalada Hargeysa looggu soo gunnaanaday, ayaa Murashax Madaxweyne looggu doortay Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), halka...

“Cidda Wax Samaysay Waa Cabdiraxmaan Cirro Iyo Beeshiisa, Ninka Abtiga Ii Ah Ee Maxamed...

0
Suldaanka guud ee beelaha Habar-carfaan ee gobolka Awdal Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal, ayaa eedo  culus dusha ka saaray guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee WADDANI, waxana...

DAAWO: Wasiirrada Maaliyada Oo Jeeg Ay Ku Qoran Tahay 4 Milyan Dollar Oo Xukuumaddu...

0
Wasiirrada Maaliyada Oo Si Rasmiya Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ugu Wareejisay Kharashkii Xukuumaddu Ugu Talogashay Doorashooyinka Soo Socda. Lacagta ay xukuumaddu ku wareejisay Komishanka Doorashada...

DEG-DEG: Xukuumadda Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Wareejisay Dhammaan Kharashaadkii Lagu Galayay Doorashada Somaliland

0
Xukumada Somaliland ayaa Komishanka Qaranka Doorashooyinka Somaliland ku wareejinaysa hada Lacagtii  loogu talo galay in lagu galo doorashada Madaxtinimada ee Somaliland. Munaasibada ay komishanku kula...