Wasiirrada Maaliyada Oo Si Rasmiya Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ugu Wareejisay Kharashkii Xukuumaddu Ugu Talogashay Doorashooyinka Soo Socda. Lacagta ay xukuumaddu ku wareejisay Komishanka Doorashada ayaa dhan 4 Milyan oo Doolarka Maraykanka ah.