Daawo:- Axmed Muumin Seed Oo Ka Baxay Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani ,...

0
waxa ay Maanta u dhashay 5tii sano Ee Axmed Muumin Seed mucaaridnimada lasoo jiifay xisbiga Waddani. “shan sano ayaan mucaarid ahaa oo aan xisbiga dhiiggayga usoo...

War Deg-deg Ah: Murrashaxiinta Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Ee Xisbiga WADDANI Oo La Doortay.

0
Xubanaha golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay cod gacan taag ah ku meel mariyeen in musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Noqdo Cabdiraxmaan...

DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Furitaanka Shirkii Gollaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI.

0
Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka shirkii gollaha dhexe ee xisbiga WADDANI oo ka socda hotel Ambasadoor ee...

Nash-qadda Shirqoollo Iilka Lagu Le’ekaysiinayo Musharrax Ay Xuquuqi Kaga Maqan Tahay Aasaaskii WADDANI Oo...

0
WADDANI Vs MAANTA:     Jewiga Shirka La Filayo In Maanta Cabdiraxmaan Cirro loogu Cumaammado Musharraxnimada Xisbigaas Iyo Midabada Awoodaha Is Muquuninaya  Dad Aan Weligood Xubin Ka...

Ex. Wasiir Maxamed Biixi Oo Shaaciyey Inuu Xisbiga WADDANI Beel Gaar Ah U Xidhnaa...

0
“Maanta Dadku Aad Buu Noogu Tahniyadeeyey Kuraasida Cusub Ee La Sameeyey ….Aqoon Cusub Oo Ka Ballaadhan Kii Hore Ee Beelaha Ku Dhisnaa In Laga...

“Dib Halloogu Noqdo Qiimaha Ay Ku Yimaadeen Labada Markab Ee Xirsi Sheegayo Oo Uu...

0
Mr.  Maxamed X. C/raxmaan–  Xildhibaan Golaha Guurtida Ka Tirsan Oo Kabaha La Dulmaray Xirsi Cali X. Xasan Xildhibaan Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan oo kamid ah golaha...

Xaraaradda Siyaasadeed Ee Xisbiyada Qaranka Oo Cirka Maraysa, KULMIYE Oo Madaxweynaha Ka Sugaya Xukuumaddii...

0
Wakhti xaraaradda siyaasadeed ee xisbiyada qaranku si weyn kor ugu kacday bilo koobanina innaga xigaan wakhtigii la filayay in ay dalka ka qabsoonto Doorashada...

Jamaal Cali Xuseen Oo KULMIYE Ku Tilmaamay Mid Intii Uu Ku Fooganaa Burburinta UCID...

0
Jamaal Oo Isgarbinta Axsaabta Kumasalay Tartan Orod Oo Kale,Oo Nin La Moodayo In Laga Badiyay Uu Soo Kaco Uu Kuwa Kale Dhaafo Warbixin Uu Musharaxa...

“Heshiiska Berbera Waxa uu Noqon Doonaa Marin ay Somaliland Iyo Dunidu ku wada Xidhiidhaan”

0
Dekedda magaaladda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu wadaa inay sannadkii ka degaan ilaa laba milyan oo kontiinar, marka la dhammaystiro dib u dhiska...

Xubno ka Tirsanaa Golaha Dhexe oo ka Baxay xisbiga WADDANI

0
Laba sarkaal oo ka mid ah xubaha golaha dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa iska casiley golaha dhexe iyo xubinimaddii xisbigaasi, ka...