Daawo: Siciid Cilmi Rooble Oo Duray Siyaasiyiinta Isbahaysiga Ee Waddani Ku Biiiray

0
Siciid Cilmi Rooble Oo Duray Siyaasiyiinta Isbahaysiga Ee Waddani Ku Biiiray

Daawo;- WasiirKa Maaliyada Somaliland Iyo Masuuliyiin Ka Socda Wasaarada Caafimaadka Oo Deeqo Daawin Raashin...

0
WasiirKa Maaliyada Somaliland Iyo Masuuliyiin Ka Socda Wasaarada Caafimaadka Oo Deeqo Daawin Raashin Iyo Agabyo Kale Gaadhsiiyey Cisbitaalka wajaale.

“Jidka Ceerigaabo Madaxweynuhu Wuu HINIDSAY Oo HIMILADA Ayuu Lahaa Anna Waan HIRGALIYEY, Gacanyarihii Waddooyinka...

0
Aniga oo madaxweynaha aan ka dafirayn in uu himaladan lahaa aniguna kii fuliyey ayaan ahaa , hadii uu dafiro Cadaani bulshada ayaanu iskula tagi...

KULMIYE Oo Beeniyay In Wasiir Maxamuud Xaashi Loo Wado Guddoomiyaha Xisbiga.

0
Guddoomiye-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi-dheere oo shalay shirjaraa’id qabtay, ayaa wuxuu ka jawaabay warar ay warbaahintu baahisay oo sheegaya in wasiirka...

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Su’aalo Somaliland Ku Saabsan Lagu Weydiiyay Wasiirul Dawlaha UK Ee Afrika

0
Fadhigii aqalka baarlamaanka Ingiriiska 17 Oktoobar, ayaa waxa su’aalo ku saabsan Somaliland lagu weydiiyay wasiirul dawlaha Afrika iyo bariga dhexe u qaabilsan wasaasaradda arrimaha...

Madaxtooyada Oo Guclo Iyo Orod Ugu Jirta Inay Baashe Maxamed Faarax Ku Fadhiisto Kursiga...

0
Madaxtooyada Somaliland ayaa guclo iyo orod ugu jirta sidii ay taageero ugu heli lahayd in guddoomiye-xigeenka 1aad ee golaha wakiilada Md. Baashe Maxamed Faarax,...

“Muwaadiniinta Somaliland U Dhashay Ee Xamar Degeni Xuquuqdooda Siyaasiga Ah Ee Ay Somalia Ku...

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Ka Hadashay Ajaanibkii Dalka Ka Baxay Iyo Doorashooyinka Somalia Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa ka hadashay hay’ado ajaanib ah oo maalmihii...

Xukuumadda oo Sababeysay Dib u Dhaca Shir waxgaradka Sool uga Furmi lahaa Burco ?

0
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay sababta keentay dib u dhaca ku yimid shirkii gogosha nabadaynta ee hore loo qorsheeyay in 25-ka bishan loogu...

Xukuumadda oo Caddeysay In Heshiiska DP World Horseedayo Ilaalinta Tayadda Badeecadaha

0
Toddobaadkii hore waxaanu ku baahinay cadadkii wargeyska DAWAN ee Isniintii la soo dhaafay warbixin la xidhiidhay badeecadaha dhacay iyo kuwa tayadoodu xun yihiin ee...

Axmed Muumin Seed oo ku Gacan Saydhay Ergo Xisbiga WADDANI u Diray

0
Axmed Muumin Seed, oo ahaa murrashaxii u tartamayay madaxweyne Ku-xigeenka WADDANI, balse ka baxay shirkii Golaha dhexe ee Sabtidii lagu dooranayay Murrashaxiinta, markii uu...