Xukumadda Somaliland Oo La Filayo Inay Maanta Golaha Wakiilada Usoo Gudbiso Ansixinta Xeer Arintiisu...

0
Warar xog ogaal ah oo aan helayno ayaa sheegay in xukumadda Somaliland la filayo inay maanta golaha wakiilada Somaliland usoo gudbiso ansixinta iyo doodida...

Mujaahid Cali Gurey Oo Sheegay Talaabada Ay Qaadi Donaan Hadii Aanu Gudoomiye Faysal Si...

0
Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID mujaahid Cali Guray ayaaa ka hadlay muddada hadhay in lagu qabto shirwaynaha xisbiga UCID ee ay gudidu...

Isu-soo-bax Lagu Naqdiyey Amar Lagu Soo Xidhay Suldaan Dhaq-dhaqaaqiisa Ay Xukuumaddu La Socotay

0
Waxaa Suldaankan Lagu Eedeeyey Abaabulka Shirka Baxarasaaf Dadweyne ka gadooday xadhiggaa Xukuumadda Somaliland u geysatay Suldaan Cali Saleebaan ayaa subaxnimadii hore ee shalay jimcihii isugu...

“Marxallad Kala-Guur Ah Baa Lagu Jiraa Ee Wanaagga Hala Taageero, Dadkana Hala Dejiyo….”

0
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Kaalinta WADA-TASHIGU kaga jiro dhismaha Islaamka iyo sida Diinteennu u...

Summada Wareegto Taariikhdeedu Khaldan Tahay Oo Guddoomiye Cirro Xil Ugu Magacaabay Siyaasiga Cabdi Heybe

0
 U Fiirso Khaladka Ka Muuqda Tixraaca Taariikheed Ee Lagu Sheegay In Ay Wareegtadani Soo Baxday “Maanta Oo Taariikhdu Tahay 11 July, 2016ka Wuxuu Hoggaanka WADDANI...

Beesha Samatar Cabdalle (Rer Samatar) Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo Saartay Magaalada Xarshin

0
Beesha Samatar Cabdalle (Rer Samatar) oo kamid ah beelaha Sacad Muuse, gaar ahaan jilibka Siciid Ismaciil ayaa Suldaan Cusub ku caleemo saartay Magaalada Xarshin. Suldaankan...

War Deg deg Ah: Maammulihii Shirkadda Telesom Ee Laascaanood Oo La Toogtey

0
Wararka Nagasoo gaadhay magaala-madaxda gobolka Sool Ee Laascaanood ayaa sheegaya in goor dhowayn la toogtey Maammulihiii Shirkadda Telesom Ee Magaalada Laascaanood C/risaaq Dhabayoco. Maammulahan ayaa...

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Canbaareeyay Xadhiga Suldaan Cali Saleebaan Sheegayna Injidhdil Loogaystay

0
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ee ka soo jeeda Gobolka Saaxil ayaa Si Adag u Cambareeyey Xadhiga iyo Jidh...

Xildhibaan Rayte”Madaxweyne Siilaanyo Oo Kaliyah Ayaa Luga Fadhiye Saami-Qaybsiga Golaha Wakiilada”

0
Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte oo ka tirsan gollaha wakiillada Somaliland ayaa sheegay in go’aanka saamiqaybsiga kuraasta gollaha wakiillada uu leeyahay Madaxweynaha dalku

Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa Oo Xabsiga U Taxaabay Suldaan Cali Saleeban Maxamed(Cali Qanjo)

0
Warar hadda nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in goordhawayd ay ciidamada booliska caasimada hargeysa xabsiga u taxaabeen Suldaan Cali Saleeban Maxamed(Cali Qanjo) oo kamida madax-dhameedka...