“Suldaan Wabar Wakhti Badan Ismaanu Arag Laakiin Saaxibo Ayaanu Nahay” Guddoomiye Cirro

0
Guddoomiyaha golaha wakiillada ahna guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ayaa munaasibad xisbigiisu ku soo dhawaynayay taageerayaal ku soo biirayay ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa

Golaha Wasiirada Somaliland oo Cod gacan taag ah ku meel mariyey Heshiiska Dekeda Berbera...

0
toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada Somaliland, oo tirsigiisu yahay 200 ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28-07-2016 ku qabsoomay hoolka shirarka ee golaha Wasiirada. Shirkan oo...

Garabka Musharrax Jamaal Cali Xuseen Oo Shaaciyey Xubnaha Ku Matalaya Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Xisbiga...

0
Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mudane Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ oo ka mid ah Garabkii Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa Isagoo...

Al-shabaab Oo Baahisay Wareysi Uu Bixiyey Nin Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeeda Somaliland Oo...

0
“Raggii markay Qaadkaa Madhabka la yidhaahdo ee Itoobiya waxyar ka cunaba Wadnahaa is-taagaya, markaasaa lagu aasaa Xabaalaha Madhabka Ee Hargeysa Ka Samaysan…” “Tolkay (Isaaq) Maskaxdoodii,...

War Deg Deg Ah: Axsaabta Qaranka Oo Madaxweyne Siilaanyo Dib Ugu Caliyey Go’aan Ka...

0
Saddexda Xisbi Qaran oo muddooyinkii ugu dambeeyey ka arinsanayey, kana wada hadlayey xal u helida arinta saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland ayaa gaadhay...

Madaxweyne Xigeenkii Hore Oo Sheegay In Maxkamada Ciidamadu Aanay Lahayn Qaadista Dacwadda Eedaysanayaasha Dilka...

0
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay xukunkii dilka ah ee Maxkamada  Ciidanku  ku riday eedaysanayaashii loo haystay dilkii...

Md. Baashe Oo Sheegay In Saami Qaybsigii Hore Ee Wakiilladu Aanu Caddaalad Ahayn

0
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Arinta saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland iyo baarlamaanka ee...

Qaar Ka Mida Dadkii Laga Soo Qabqabtay Tuulada Lafo-Ruug Oo Xaaladooda Laga Dayrinayo, Hooyo...

0
Ehelada Dadka Xidhan Oo Shalay Ku Surbacaadsanaa Afaafka Hore Ee Saldhigga Macallin Haaruun Oo Walaac Ka Muujiyey Dadka Waayeelka Ah Ee Ka Xidhan Iyo...

War Degdeg ah: Shil Baabuur Ka Dhacay Degaanka Ceel-gaal Iyo Khasaare Ka Dhashay

0
Wararka hordhaca ah ee nagasoo gaadhay Degaanka Ceel-gaal ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaas uu ka dhacay shil baabuur kaddib markay isku dheceen Baabuur...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii Ugu Horeysay Isagoo Socdaal Horumarinta Dalka Ah Ku Mashquulsan, Mudaharaad...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Xukuumadda uu hoggaamiya ay dalka ka hirgalisay wax qabadkii ugu ballaadhna intii Somaliland xorriyadeeda la...