“Suldaan Wabar Wakhti Badan Ismaanu Arag Laakiin Saaxibo Ayaanu Nahay” Guddoomiye Cirro

0
843

Guddoomiyaha golaha wakiillada ahna guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ayaa munaasibad xisbigiisu ku soo dhawaynayay taageerayaal ku soo biirayay ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa