Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Warbixintii Dawladda Turkigu Ku Weerartay Qaranimada Somaliland.

0
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Mud. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay weerarkii dawladda dalka Turkigu ku soo qaaday qaranimada iyo madax banaanid Somaliland

Hargeysa:-Dhacdo- Gabadh Soo Xaday 3 Caruura Oo Yar-Yar Oo Goordhawayd Lagu Dhex Qabtey Gudaha...

0
Waxa goor dhawayd ka dhacay gudaha magaalada hargeysa gaar ahaana suuqa dhexe dhacdo layaab leh taaso ahayd in shacabka magaalada hargeysa ay gacanta ku...

Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Warar Warbaahinta Qaar Ka Qoreen Wasiir Waran-cadde

0
Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland  ayaa waxba  kama jiraan  ku  tilmaamtay    warar   baro bogaando iyo  been  abuura  oo ay  warbaahinta  qaar   ka qoreen  wasiirka wasaarada...

Xildhibaan Awdal Ka Soo Jeeda Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Ku Dhiirado Xal U...

0
Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale oo ka mid ah Xildhibaanada golaha wakiilada, kana mid ah mudanayasha laga soo doorto gobolka Awdal ayaa ka hadlay go,anka...

Xarunta Xuquuqal Iinsaanka: Dood La Xidhiidha Qaabka Ku Habboon In Golaha Guurtidu Ku Yimaaddo

0
Xarunta xuquuqaal iinsaanka somaliland ayaa qabatay dood sharci oo ku saabsan sida lagu soo dooran karo xildhibaanada golaha guurtida somaliland.   Doodan oo ay ka qayb...

Turkiga Oo Caddeeyey Inuu Ka Shaqaynayo Midnimada Somalia, Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Iyo...

0
Safiirka dawlada Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya Olgan Bekar ayaa  shaaca ka qaaday in aanu dalkiisu aqoonsan baasaaboorka somaliland.   Safiir Olgan Bekar...

Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Hor Timid Shirka Beesha Gobolka Saaxil Ee Baxarasaafka.

0
Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye(Shamax) ayaa sheegay in aanay xukuumadu ogolay shirka ay iclaamiyeen beesha degta gobolka Saaxil

Wanqashada Degmada Bali-Mataan Oo Kulmisay Masuuliyiin Kala Duwan Oo Heer Qaran Ah

0
Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo isugu jira xubno ka mid ah hoggaanka...

Guddoomiyaha WADANI Oo Ishaaro San Ka Bixiyay Go’aanka La Filaayo Inuu Madaxweyne Siilaanyo Ka...

0
Madaxweyne Siilaanyo Go’aankii  Daahir Rayaale Oo Kale Ma Ka Qaadan Doona Doorashada Wakiilada, Mise Dibudhigis  Kale Ayuu Doorbidi Doona?? Kulamo ay dhawaan yeesheen hogaamiyayaasha saddexda...

Muddaharaad ka dhacay Xaafadda Sh. Mubaarig oo ka dhan ah Xadhigga Suldaan Cali Saleebaan,...

0
Dadweyne ka gadooday xadhiggaa Xukuumadda Somaliland u geysatay Suldaan Cali Saleebaan ayaa saaka Muddaharaad balaadhan ka sameeyey Xaafada Sh. Mubaarig oo ka tirsan Caasimaada...