Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Warbixintii Dawladda Turkigu Ku Weerartay Qaranimada Somaliland.

0
823

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Mud. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay weerarkii dawladda dalka Turkigu ku soo qaaday qaranimada iyo madax banaanid Somaliland