“Mudaharaadku Waa Sharci, Rer Saaxil Iyo Xukuumaddana Waxba Ka Dhex Salag Leh”. Xildhibaan Siciid...

0
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble (Salla-calle) oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee laga soo doortay Gobolka Saaxil, ayaa si adag uga hadlay Mudaharado isku...

Somaliland: “ Waxaan La Yaabanahay Dalkan Cidda Xukunta,Talaw Waayo?.” Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland...

0
Shalay Waxa La Nagu Soo Weraray Baabur Tigniko ah “ Waxaan La Yaabanahay Dalkan Cidda Xukunta,Talaw Waayo?.” Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland OO Xukuumadda Luuqad...

Loolanka UCID: Mujaahid Cali Guray Oo Ka Jawaabay Xil Ka Qaadista Uu Ku Sameeyey...

0
Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID mujaahid Cali Guray ayaa ka jawaabay xilka qaadisitii uu shalay ku sameeyey gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxaana...

Xisbiga UCID oo xukuummada ku Bogaadiyay Shirkii Awr-Goobeys ee Gobolka Sool

0
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Xukuummada Madaxwayne Siilaanyo ku Bogaadiyay  shirka ay la gashay dadka ku nool Deegaanka Awr-Goobeys ee Gobolka...

Somaliland: Maamulka Dawladda Hoose Degmada Berbera Oo Mamnuucday In Hiliblayaasha Magaalada Berbera Ay Qalaan...

0
Maamulka dawlada hoose degmada berbera gaar ahaana waaxda faya-dhawrka ee dawlada hoose ayaa amar kusoo rogtay dadka hiliblayaasha ah ee ka ganacsada qalitaanka iyo...

Somaliland: Qayladhaanta Sul. Maxamed Sul. Cabdiqaadir Ee Dhulka Reer Saleebaan Bide

0
Abwaan Axmed Saleebaan Bide iyo Suldaanka Guud ee salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa ka digay xiisad ka dhalan karta talaabooyin ay kala kulmeen...

Somaliland: Kulan Ku Saabsan Hawl Galka Diiwangelinta Codbixiyayaasha Ee Gobolada Sanaag, Sool Iyo Buhoodle...

0
Shir ku saabsan ka hawlgalka diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolada Sanaag, Sool, iyo Buuhoodle ayaa ku qabsoomay qasriga madaxtooyada galabta, kaas oo ay ku kulmeen,...

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo ka hadlay Collaadaha Beriga iyo Diwaangalinta Codbixiyayaasha ee ka...

0
DAAWO: Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo ka hadlay Collaadaha Beriga iyo Diwaangalinta Codbixiyayaasha ee ka bilaabantay Gobolka Sanaag

Somalia: Xarakada Al-shabaab Oo Ka Hadashay Qorshaha Kenya Ay Ku Xidhayso Xeryaha Qaxoontiga Soomaalida.

0
Ururka Al Shabaab ayaa ka hadlay hadalka ka soo baxay Dowladda Kenya ee ku aadan inay xirayso Xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya oo Xukuumadda...

Somalia: Madaxweyana Somaliya Oo Sheegay In Dib Loo Soo Celin Doono Dhalinyarada Somaliyeed Ee...

0
Madaxweynaha dalka Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu sheegay in dib dalka Somaliya loogu soo celin doono dhalinyarada Somaliyeed oo tahriibka sharci darada...