Somaliland: Wasaaradda Ciyaaraha Oo Waxqabad La’aantii Ay Ku Caanka Ahayd Ku Darsatay Hagardaamadii Ugu...

0
Waxa Ay Xagal Daacinaysaa Fursaddii Ugu Wacnayd Ee Somaliland Ka Hesho Caalamka Oo Ah Tartanka Kubadda Cagta Adduunka Ee Dalalka Aan La Aqoonsan Oo...

Somaliland: SOLJA Oo Cambaareyn Dusha Uga Tuurtay Maayarka Iyo Booliska Berbera Oo Xidhay Wariyayaal

0
Wariyeyaal Tabiyey Xildhibaano Su’aal Ka Keenay Heshiiska DPW Oo Xabsiga La Dhigay Ururka Suxufiyiinta Somalilan SOLJA waxa uu canbaaraynayaa talaabada ay ciidamadda Booliiska iyo Maayarka...

Somaliland: Muuse Biixi Oo Dawladda Ethiopia Ku Canaantay Dib U Dhaca Aqoonsiga Somaliland

0
Guddomiyaha iyo murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dawladda Itoobiya ku canaantay inay qayb ka tahay dib u dhaca ku...

Somaliland: Xubno Waddaado Ah Oo Ciidanka RRU-du Shalay Gelinkii Hore Ku Qab-qabteen Magaaladda Boorama.

0
Ciidamada Amniga ee la dagaalanka argagixisada ee RRU ayaa shalay gelinkii hore hawlgal ay ka sameeyeen badhtamaha magaalada Boorama ku qab-qabtay dhawr Waddaad oo...

Somaliland: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ku Hambalyeey Shacabka Somaliland Maalinta Qaranimada ee 18...

0
Guddoomiyaha XIsbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xuska sannad guurada 25-aad ee 18-may oo shalay si balaadhan loo xusay,...

Somaliland: Abwaan Laab-Salaax Maxuu ka yidhi Xilka-qaadista lagu Sameeyey iyo Maxamed BK

0
Halkan ka Daawo Abwaan Laab-Salaax  oo ka Hadlaya Xilka-qaadista  ay ku Sameeyey Xidigaha Geesku iyo Waraysigii Maxamed BK

Somaliland: “Ragga Leh 18 May Looma Dhamayn Waxaan Leeyahay Markhaatigeedii Ayaa Nool Oo Awdal...

0
Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna musharraxa madaxweynenimo ee xisbigaas Md Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay muhiimadda ay Somaliland u leedahay midnimada iyo isku...

Somaliland: Danjire Cawil Cali Ducaale Oo Ka Sheekeeyay Dhacdooyin Siyaasadeed Oo Yaab Lahaa Oo...

0
Wakhtigii aan safiirka ka ahaa Kenya waxa dhacday in Baabuur “Mercedes” ah oo uu leeyahay Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, Daniel Arap Moi, ay niman Soomaali ahi...

Badhasaabka Togdheer Oo Booqasho Ugu Tagay Ciidanka Dab Damiska Hargeysa + Sawiro

0
Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim (Qabyo tire) ayaa maanta booqasho ku tagay  xarunta guud ee Ciidanka Dabdemiska Caasimada Hargeysa Waxaana si diiran halkaa ugu soo...

Turkiga Oo Madaxtooyada Somaliland Cadaadis Ku Saaraysa In La Masaafuriyo Nile Academy

0
Dawladda Turkiga ayaa dawladda Somaliland cadaadis ku saaraysa in dalka laga saaro hay’adda Nile Academy oo ay dawladda Turkigu ku xidhiidhisay inuu leeyahay ninka...