Madaxwaynaha Somaliland Oo Jabuuti Kula Kulmay Madaxwaynihii Hore Ee Soomaaliya.

0
Madaxweynihii hore ee Somalia, Shariif Sheekh Axmed oo booqasho ku jooga wadanka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo kan...

“Ciidamada Somaliland Way Guulaysteen, Kuwii Maamulka Puntland Way Firxadeen” Wasiirka Gaashaandhiga.

0
Wasiirka gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay dagaalkii saaka dhex maray ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Puntland  

Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay In Aanu Ganacsade Cabdiraxmaan Boorre aanu Wax Lug Ah Ku...

0
Xukuumadda Somaliland ayaa si cad markale u qeexday inaanu ganacsadaha reer Jabuuti ee Cabdiraxmaan Boorre wax saamayn iyo farogalin ah ku lahayn heshiiska balaadhinta...

” Dekada Berbera Reer Ma Laha Ee Runta Ha La Isku Sheego Reer Somalilandnow...

0
” Dekada Berbera  Reer Ma Laha Ee Runta Ha La Isku Sheego Reer Somalilandnow  ” Suldaan Saleeban Boqor Cismaan

Danjire Cawil Oo Beeniyey War Laga Faafiyey, Kana Hadlay Dhacdadii Gaashaamo, Xidhiidhka Somaliland Iyo...

0
Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa si adag u beeniyey warar maalmihii u dambeeyey lagu faafinayey barkulannada bulshada ee internet ka oo sheegaya hadallo...

Loolanka UCID: Guddida Diwaan-galinta Ururada Siyaasada Oo Soo Gabo-gabeeyay Dhagaysiga Dacwadii Khilaafka Xisbiga UCID.

0
Guddida diwaangalinta ururada siyaasiga ah ee Somaliland ayaa waxaa ay maanta soo gabo gabeeyen ka gar niqida  khilaafka xisbiga  UCID. Waxaa ka soo qeyb galay...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Daaha Ka Feyday Qorshe Halis Badan Oo Xisbiyadu Ku...

0
“Arrintaa waxay bilaabeen Ragga Xisbiyada ka tirsani markii la joojiyey Codeyntii lagu noqnoqonayey. Laakiin Nin ku soo baxa Musuqmaasuq Ummadda wadi maayo.” Guddoomiyaha UCID Guddoomiyaha...

Somaliland: Istiqaallad Nitaaqo Ku Noqotay Safarka Guddoomiye Cirro Ee USA Oo Xubin Miisaan Ku...

0
Gudaha Ka Akhri: War-saxaafadeed ay Guddoomiyihii xisbiga WADDANI ee Washington dc iyo nawaaxigeedu ku faahfaahisay is-casilaadeeda Waxa wali sii socda dildilaaca sida joogtada ah ugu...

Somaliland: Burco Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Qaranimda Somaliland ee 18 May +...

0
Kumanaan Iyo Kumanaan Ka Mida Shacabka ku dhaqan Magalada Burco Ayaa Saaka Subaxnimadii Hore Iskugu Soo Baxay Garoonka Diyaradaha Ee Magalada Burco Dabaldaga Xuska...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Warar Sheegayey In Loo Diiday Visa Uu...

0
Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa iska diiwaangeliyey xarunta hay’adda Shaqaalaha dawladda ee caasimadda Hargeysa saaka, waxaannu kormeer ku...