“Ciidamada Somaliland Way Guulaysteen, Kuwii Maamulka Puntland Way Firxadeen” Wasiirka Gaashaandhiga.

0
842

Wasiirka gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay dagaalkii saaka dhex maray ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Puntland