Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Warar Sheegayey In Loo Diiday Visa Uu Ku Tagi Lahaa Wadddamada Ingiriiska Iyo Maraykanka.

0
709

Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa iska diiwaangeliyey xarunta hay’adda Shaqaalaha dawladda ee caasimadda Hargeysa saaka, waxaannu kormeer ku maray goobaha diiwaangelinta codbixiyaashu ka socoto ee shanta degmo ee magaalada, si uu dadka ugu dhiirrigeliyo kaadashada kaadhka codbixinta waxaanu ka hadlay warar sheegaya in loo diiday Vise uu ku tagi lahaa waddamo