War Deg deg Ah: Maammulihii Shirkadda Telesom Ee Laascaanood Oo La Toogtey

0
Wararka Nagasoo gaadhay magaala-madaxda gobolka Sool Ee Laascaanood ayaa sheegaya in goor dhowayn la toogtey Maammulihiii Shirkadda Telesom Ee Magaalada Laascaanood C/risaaq Dhabayoco. Maammulahan ayaa...

Xukuumaddu Waa Inay Dib-U-Hawgeliso Guddiga Ka-Soo-Kabashada Abaaraha oo Dhaqaale Gacanta Ku Hayey

0
Qalinkii: Maxamuud Cali Walaaleeye.   Hargeysa- Guddiga Ka Soo Kabashada Abaaraha oo la dhisay badhtamahii sannadkii dhamaaday ayaa loo xilsaaray inay isku-dubaridaan qaababkii loo taakulayn lahaa...

Buug Tariikh Facweyni Ku Duugantahay Oo Laga Qoray Muuse Galaal, Oo Hargaysa Lagu Soo...

0
Buug tariikh badani ku duugantahay ayaa laga qoray qoray Muuse Galaal oo soyaal tariikheed oo facweyn ku laha guud ahaan degaanada ay degaan dadka...

Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Laba Hab Oo Ay Ahayd Inay Dib U Dhigista...

0
Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada, ayaa ka hadlay dib u dhigista diiwaangelinta, isagoo tilmaamay in xukuumadda, asxaabta...

Shirka BAXARASAAFKA: Ma Shar Mise Khayr?!!..Faallo: Cali Guray

0
Marka aynu dib ugu noqon taariikhda shirarkii reeraha ee ka dhacay Somaliland tiro ahaan lama koobi karo. Welina lama hayo reer shiray oo go’aankoodu...

Wefti Culus Oo Uu Hoggaaminayo Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland

0
Wefti balaadhan oo ka socda dawladda   fedaraalka Itoobiya oo uu hogaaminayo wasiiru dawlaha arrimaha dibadda Itoobiya Ambassador Taye Atsk-selassie ayaa  shalay socdaal shaqo ...

Kulan Madaxwaynuhu La Yeelan Lahaa Qoor-weynta Beesha Saaxil Oo Fashilmay,Xaalada Berbera Iyo Baxara-saafka ...

0
Xukumadda Somaliland ayaa ciidamadii ugu badnaa ee magaalo rayid dagan yahay la geeyo ku daabushay magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil. Ciidamadan oo u badan...

Somaliland: Shirka Badhan Halis Kuma Aha Qaranimadda Dalka

0
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay shirar beeleedyo la sheegay in ay maalmahan ka socdaan magaaladda Badhan ee gobolka Badhan, kuwaasi oo lagu sheegay in...

Sanaag Wejigii 2-aad Ee Diwaangelinta Oo Dhamaaday Iyo Kii U Dambeeyay Ee La Bilaabay

0
Komiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa Sabtdii Shalay soo gabogabeeyay Wejigii labaad ee Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha ee ka socotay Gobolka Sanaag, waxayna bilaabeen Wejigii u dambeeyay Diwaangelinta...

Somaliland: Beelaha Ayuub oo Suldaan Guud u Caaleemo Saaray Wiil uu Dhalay Suldaankii Geeriyooday

0
Suldaanka Guud ee Beelaha Ayuub Suldaan Aadan Suldan Aamin Suldaan Faarax ayaa Maanta lagu caleemo saaray Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, Munaasibadaasi oo ahayd...