Qareen Somaliland Caan Ka ah Oo Joojiyay xirfadda Qareennimo

0
Qareen Somaliland Caan Ka ah Oo Joojiyay xirfadda Qareennimo Mubarik Abdi iyo Guuleed Dafac, oo ahaa Laba Qareen oo caan ka ah Somaliland ayaa labaduba...

Somaliland : 48 Qof Oo Ku Dhaawacmay Dab Ka Kacay Mac-had Diini Ah

0
  Somaliland : 48 Qof Oo Ku Dhaawacmay Dab Ka Kacay Mac-had Diini Ah Hargeysa (Sayruuq) – 48 Qof ayaa ku dhaawacmay Dab xooggan oo Maanta...

Madaxweyne Biixi Oo Beri Hor Tagaya Baarlaamanka

0
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniinta Berri hor-tagaya labada Gole ee Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa labada Gole ka horjeedin doona Khudbad-sanadeedka Dastuuriga ah, taasi...

Madaxweyne Biixi Oo Joojiyay Baabuurta Vits-ta Iyo Madaxweynaha Tansania Oo Wasiirradiisa Amray In Ay...

0
Golaha wasiirada Somaliland ayaa go’aamiyay in la joojiyo gaadiidka Vitz loo yaqaan ee yaryar oo ay wasiiradu ku tilmaameen gaadiid aan manfac u lahayn...

Deni Oo Abiy Axmed Ka Diiday Dalab Farmaajo U Dan Ah

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdillaahi Daney ayaa la sheegay inuu ka diiday Raysalwasaaraha Itobiya inuu doorashada soo socota ee Soomaaliya taageero Madaxweynaha wakhtigan ee...

Mushrax Biden oo Ilaaladiisa La Xoojiyay

0
Taliska Ilaalada iyo sugidda ammaanka madaxweyneyaasha Maraykanka ayaa Murashaxa xisbiga Dimuqraaddiga Joe Biden u diray ilaalo dheeraad ah oo ammaankiisa sugta, kaddib markii saansaanta...

Maamulka Abiy Axmed iyo Tigreega Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Xiisadda Taaggan

0
Dawlada Itoobiya iyo Maamulka Tigreega ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay dagaalka socda. Madaxweynaha Tigreega ayaa sheegay inay awood u leeyihiin inay iska caabiyaan dagaal...

Dahabshiil Oo Maalgalisay Tartanka 5km Oo Ay Ka Qayb Qaateen 50 dhallinyaro Oo 10...

0
Shirkadda Dahabshiil Group ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay tartanka Orodka oo 5Km ah kaas oo ay ka qayb qaateen 50 dhallinyaro ah. Dhallinyarada tartanka...